Qorshaha suuqa kala iibsiga kooxda aad taageerto yeys soo iibsanayaan yaa ka tagaya yeysa amaah ku bixinaysaa (Bisha Janaayo)
Waxaan idiin soo gudbinaynaa kooxaha horyaalka Ingiriiska ciyaaryahanada ay sida weyn u doonayaan iyo kuwa lafili karo in si dhaqso ah loosoo iibiyo. Waxaana ka bilaabi doonaa kooxda Arsenal. Aqristoow waxaan idiinku wargelinaynaa inaan xarfo soo gaagaabinay oo ana ula jeedno sida (WRR=Weerar, DFC=Difaac, DHEX-Qadka dhexe,GHYE=Goolhaye), sidaasi ula socda. ARSENAL: BARTILMAAMEEDKA KOOWAAD: Alvaro Morata (WRR, […]
Dec 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Tababaraha Arsenal oo iska hilmaamay Suarez kana hadlay Suuqa kala iibsiga
Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ka baxay doonistiisa weeraryahanka Liverpool Luis Suarez, hase ahaatee uu kooxdiisa xoojin ciyaaryahan qaas ah. Gunners ayaa si dirqi ah kaga hormartay City kala horeynta horyaalka, iyagoo sanadka cusub ku dhamaystay kaalinta koobaad. Arsenal ayaa haysata kaliya hal weeraryahan, taas oo ka dhigaysa inay suuqa ka doonntaan ciyaaryahan weerarka ka […]
Dec 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Weyne Rooney oo seegay tababarka kooxda iyo cabsi ah inuu seegayo kulanka Tottenham
Weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney ayaa seegay tababatka kooxda ay isugu diyaarinayso kulanka ay beri la ciyaari doonaan Tottenham Hotspur. 28-jirkaan qaranka England ayaa ka maqnaa kulankii ay sabtidii 1-0 ay kaga badiyeen Norwich City. Si kastaba Tababaraha Kooxda United David Moyes ayaa diyaar u ah inuu waqti siiyo ciyaaryahan Rooney si uu usoo caafimaado. […]
Dec 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Massimiliano Allegri oo ugu danbayntii shaaciyay inuu ka tagayo Shaqada AC Milan
Macalinka Ac Milan Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay inuu baneyn doono shaqada Kooxdaas xagaagan, kadib dhibaato kasoo wajahday San Siro. Rossoneri ayaa haatan kaalinta 13kaga jirta kala sareynta Serie A, waxaana ay 17 dhibic ka hooseysaa booska loogu soo baxayo UEFA Champions League, halka ay 27 dhibcood ay ka hooseyso kooxda hogaanka haysa ee Juventus. Cadaadis […]
Dec 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Roberto Martinez oo kahadlay Mustaqbalka xidiga Da’da yar Ross Barkley
Roberto Martinez Macalinka kooxda Everton ayaa shaaca ka qaaday inuu hubo in xidiga qadka dhexe Ross Barkley uusan kooxda ka tagi dooni bisha January. Barkley ayaa lala xariirinayaa in lacag dhan £50m uu ugu wareegayo kooxda Manchester United kadib bandhig wanaagsan oo uu ka sameeyay garoonka Goodison Park xili ciyaareedkan. Martinez ayaa ku celiyay in […]
Dec 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Deigo Costa: Cristiano Ronaldo ayaa ah xidiga uqalma Ballon d’Or
Weeraryahanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa sheegay in Ballon d’Or uu ku guulaysan doono ciyaaryahan Cristiano Ronaldo. Dagaalka loogu jiri xidiga ugu wanaagsan aduunka ayaa waxaa kusii dhawaanaya inuu ku guulaysto weeraryahanka Real Madrid iyo qaranka Portugal – isagoo la tartamaya ninka afarta mar guulaystay Lionel Messi iyo xidiga Franck Ribery. Qofka kun guulaysta xidiga […]
Dec 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Ciyaaryahan William Carvalho oo noqday dooqa Macalin David Moyes
Naadiga Manchester United ayaa lasoo warinayaa inay udhaqaaqday saxiixa xidiga qadka dhexe ee Sporting Lisbon William Carvalho marka uu suuqa kala iibsiga furmo Caawa. David Moyes ayaa aamisan in 21-jirkaan uu noqon doono xidig mustaqbal ku leh united, isagoo wakiilo udiray inay soo daawadaan kulankii Sportig Lisbon ay bar bardhaca gool la’aanta ah la gashay […]
Dec 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Beesha Habar-Gidir oo qarka u saaran inay ku kala qeybsamaan hanashada Wasaarada Arrimaha gudaha.
Illo wareed lagu kalsoon yahay ayaa shabakadda u xaqiijiyay in Beesha Habar-Gidir ay qarka u saaran tahay inay ku kala qeybsamaan hanashada Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somalia, ka gadaal markii Odaasha qaar ay is hortaageen in dib loosoo celsho Wasiirka iminka hayo Wasaaradda C/kariin Gulled. Odayaasha qaar ayaa aaminsan in Wasiir Guuleed uusan qaban wax […]
Dec 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »
Barre Hiiraale oo lagu eedeeyay Duqeymaha iyo Weerara loo geysto Mas’uuliyiinta MKG Jubba.
Warka naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ayaa sheegaya in MKG Jubba ay weerarada iyo Duqeymaha maalmihii la soo dhaafay ka dhacay Magaalladda Kismaayo ka dambeeyeen Ciiddamo ka amar qaata Col Barre Hiiraale. Wasiirka Arrimaha Guddaha MKG Jubba oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Col Barre Hiiraale qalqal galinayaan Ammaanka Magaalladda Kismaayo, waxa uuna […]
Dec 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »
Kenya iyo Ugandha oo la kala saftay Dowladda iyo Mucaaradka South Sudan
Wararka ka imaanaya dhanka Wasaaradda Gaashandhiga Dowladda South Sudan, ayaa sheegaya in Ciiddamadda Dowladaha Ugandha iyo Kenya ay la kala safteen Ciidamadda Dagaalamaaya ee South Sudan. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gashandhiga South Sudan, ayaa lagu xaqiijiyay in Dagaalka lagu dhex arkay Ciiddamo ka tirsan kuwa Kenya oo u dagaalamaaya Mucaaradka kasoo horjeeda Dowladda uu madaxweynaha […]
Dec 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »