Rooney oo shaki laga galiyay kulanka Man United iyo Liverpool

Wayne Rooney ayaa shaki laga galiyay kulanka Manchester United ay maanta usafri doonto kooxda Liverpool. Xidiga caalamiga ah ee wadanka Ingriiska ayaa la sheegay in uu ku dhawacmay tababarka kooxdiisa shalay , Rooney ayaa ka baxay xarunta tababarka ee Carrington kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray madaxa. 27 jirkaan ayaa laga cabsi qabaa in […]

Arsenal oo wada hadal kale la fureysa Salomon Kalou

Arsenal ayaa damac galisay weeryahanka kooxda Lille Salomon Kalou. The Daily Mail ayaa ku warameyso in Arsenal ay wado hadal toos ah la furtay kooxda Lille si ay gacanta ugu dhigto Kalou. Lacibkii hore ee kooxda Chelsea Kalou, oo 28 jir ah , ayaa sidoo kala waxaa xiiseyneyso kooxah West Bromwich Albion, Liverpool iyo Cardiff. […]

Liverpool oo heshiis la gaartay Sakho

Liverpool ayaa lagu soo waramaya in ay hishiis la gaartay difaaca kooxda Paris Saint-Germain Mamadou Sakho. The Reds ayaa bixineysa aduun lacageed dhan €17 million oo ay kula soo wareegaysa 23 jirkaan sida uu xaqiijiyay macalin Brendan Rodgers. Sakho ayaa u ciyaaray kooxdiisa in kabadan 150 kulan intii uu la joogay kooxda PSG, iyadoona sidoo […]

10 –kii ciyaariyahan ee ugu wanaagsaneyd garbihii soo maray aduunka

Xogtaan oo ah mid ku saleysan taariiqdii soo jireenka aheed ee kubada cagata ayaa waxaa qorey qoraaga caanka ah ee lagu magacaabo Jeff Powell oo ka jariirada afka dheer ee lagu magacabo Daily Mail waxaana uu ku bilaabaa sheekadiiisa sida tan. Kadib ku soo biiritaankii uu ku soo biiray Jesus Navas kooxda Manchester City waxey […]

Manchester City oo garacday Hull City + DAAWO SAWIRADA

Kooxda Man City ayaa gaartay guul muhiim ah kadib markii ay dhaaftay kooxda Hull City ,ciyaar ka dhacday Etihad. Kooxda tababare Manuel Pellegrini ayaa ciyaar adag la tusasy qeybtii hore laakiin labo gool oo ay qeybtii labaad ka heleen Alvaro Negredo and Yaya Toure ayaa ka saaciday in ay garacaan Hull City. Dhacdooyinkii ciyaarta oo […]

Gabar yar oo aduunka is dhaafisay kadib markii yaraanka loogu diiday guur dooqeeda ah

Markii loo diiday ogolaansho ay ku doonaysay inay ku guursato Macalinkeeda oo Talyaani ah gabadh yar oo 15 jir u dhalatay dalka Sri-Lanka oo ku noolayd magaalada Messina ee dalka Talyaaniga  ayaa is dishay iyada oo xadhig iska soo daldashay, sida uu ku warmaay Wargeyska the ‘Mirror’ newspaper oo ka soo baxa dalkaasi. Gabadha dhimatay […]

Ilme 2-Maalmood Jiray Oo Laga Helay Goob Khashinka Lagu Gur

Ilma yar oo lagu qiyaasay inuu jiray laba maalmood oo aan la garanayn cida dhashay ayaa laga helay goob khashinka lagu daadiyo oo ku Sharjah. “waxa aanu u malaynaynaa in ilmahan yari uu jiray laba maalmood oo kaliya” sidaasi waxa yidhi Dr. Safya Al Khajeh , oo Agaasime caafimaad ka ah Cusbitaalka Al Qassimi Hospital […]

Taariikhdii Iyo Waayihii Nololeed Ee Geesigii U Kacay Dadka Madowga Maraykanka Dr. Martin Luther King

Dr. Martin Luther King wax uu ahaa Geesi u kacay dadka Madaw ee Maraykanka ah, Dr. King waxa uu ku dhashay magaalada Atlanta ee gobolka Georgia sanadku markuu ahaa 1929kii. Waxa uu noqday wadaad diinta Masiixiga ah oo maamula kaniisad la yidhaahdo Dexter Avenue Church oo ku taalay Montgomery ee gobolka Alabama ka dib markii […]

Wararkii ugu dambeeyay Saraakiil iyo Ciiddamo AMISOM ah oo ku wajahan Gobolka Galgaduud

Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxaa lagu wadaa inay Xaruumo ka sameystaan Gobolka Galgaduud, xilli Ciidamada Amisom ay Xarun Militari ku lee yihiin Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Ciidamada ka socdo Amisom ayaa waxaa lagu wadaa inay tababar siiyaan Ciidamadii Ahlu Sunna, ee shalay lagu biiriyay Ciidamada Dowladda Federalka ee Soomaaliya ee ka […]

Alshabaab oo askari horay uga goostay dilay. (Warbixin)

Ururka Al-Shabaab ayaa Degmada Jilib ee Gobalka Jubadda dhexe waxa ay ku dileen nin ay sheegeen inuu horay uga tirsanaa Al-Shabaab hadana uu la shaqeynaye ciidanka Dowladda Soomaaliya. Qaadiga Al-Shabaab ee Gobalada Jubbooyinka ayaa ku dhawaaqay xukunka dilka ah ee lagu fuliyay ruux lagu sheegay magaciisa Axmed Garaad Cali oo 29-sana jir ah. Al-Shabaab ayaa […]