HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Kuu Talin Maa, Ii Tali Meysid Waa Tilmaan ay Warbaahintu ku Tallaabsatay !!

Tan iyo wixii ka dambeeyay Burburkii Xukuumaddii Dhexe ee Milateriga ahayd waxaa Geyiga Soomaaliya ka hana qaadday Saxaafad Madaxbanaan oo runtii la dhihi karo waxa ay soo martay Marxalado kala duwan iyo heerar kala gedisan. Saxaafadda Madaxabanaan ee Soomaaliya waa mid taageera ballaaran ka heshay Bulshada Soomaaliyeed oo aanu ognahay in ay Bulsho War tahay […]

Ex-Xildh. Maxamuud Geedi: “Waan soo dhoweyneynaa go’aankii taariikhiga ahaa ee shalay ka soo baxay Baarlamaanka”

Iyadoo maalinimadii shalay Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ansixiyay in xuquuqdii ka maqneyd Xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa, ayaa waxaa go’aankaasi si weyn u soo dhoweeyay Xildhibaanadii hore oo ansixintaasi ku tilmaamay inay tahay mid ka mid ah goonada Golaha Baarlamaanka Federaalka kuwooda taariikhda gelaya. Ex-Xildhibaan Maxamuud Ow Geedi Hilowle oo u waramayay bahda […]

Ogeysiis Muhiim ah: “Habeenka fanaaniinta sannadka iyo Amesterdam “

Waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaan dadka degan dalka Holland iyo nawaaxigeedaba in habeenka ciidda Soonfureed ay idiin tumi doonaan Fanaaniinta sannadka oo kala ah Cabdow Caramram Sharaf “Maanaceelow”, Ahmed Nuur iyo Keyse Yare. Goobta lagu qaban doono ayaa ah magaalada caasimada ee Amsterdam halka loo yaqaan ATLAS PARTY CENTE AMSTERDAM NOORD ADRES BIUKSTERMEERPLIEN 7=9 POST CODE […]

Manchester City oo usoo baxday final-ka Audi Cup, kadib markii ay garacday AC Milan

Kooxda tababare Manuel Pellegrini ayaa soo istaagtay final-ka koobka Audi Cup kadib markii ay caawa garaceen kooxda AC Milan . City ayaa kaga adkaatay AC Milan 5-3. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay jawi umuuqday in Sky Blue ay leedahay gacanta sare iyago goolal ku boobsiyay Milan . Silva ayaa hogaanka udhibay City daqiiqadii 4 aad ee […]

Maanta oo kale oo maxaa ka dhacay kubbada cagta?

Kulanti wacan asxaabey kuna soo dhowaada warbixintii maalinlaha aheyd ee manta oo kale maxaa ka dhacay kubbada cagta. Waxaa raadinta iyo xuquuqda warbixintaan iskaleh tafaftiraha shabakada soomaalidamaanta.com Cabdulaahi Cismaan Faarax. 31 July 2009 Manta oo kale 31-dii July sanadkii 2009 –kii waxaa dhintay xidigii caanka ah wadanka Ingriiska Bobby Robson. Ninkaan oo gaaray darajada Sir ayaa […]

Tikidhada kulanka Chelsea iyo Aston Villa oo la iibsanaayo

Iibinta tikidha lagu gali doono kulanka Chelsea v Aston Villa ee Prremier League ayaa la bilabay sida ay warisay jariirada London Evening Standard. Chelsea ayaa marti galin doonta Aston Villa kulankeed labaad ee horyaalka ka hor inta aaney usafrin Old Trafford . Taageeryasha ugu badan ee ilaa hada iibsaday tikidhada ciyaartan ayaa la sheegay in […]

(SIR CULUS). Indha Cadde iyo Saraakiishii Alshabaabka ahaa ee uu la kulmay oo u tashtay Xukuumadda Xassan Sheikh.

Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa waxa uu maalmo ka hor Magaalada Muqdisha kula kulmay Horjogayaal ka tirsanaa Xisbigii uu Hoggaamin jiray Xasan Daahir Aweys iyo kooxda al Shabaab. Indha Cadde ayaa Saraakiisha uu la kulmay waxaa ka mid ahaa Maxamed Macalim oo ka mid ahaa horjogayasha Ururkii Xisbul Islaam Af Hayeenka Ururkaas Maxamed  […]

FASHIL:- Aw-libaax oo fashiliyay Sir badan uu ka haayay Axmed Madoobe.

Sheikh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax oo kamid ah Hogaamiyayaasha Ahlu Sunna Waljameeca, ayaa waxa uu sheegay in Hoggaamiyaha Ururka Raaskambooni Axmed Madoobe uu damacsan yahay inuu ka goosto Xukuumadda Somalia. Aw-libaax waxa uu sheegay in Ujeedka Axmed Madoobe uu yahay in Kismaayo lagu daro Dalka Kenya, isla markaana Magaalladda Kismaayo, ay howl ka qabsadaan Ciiddamadda […]

Man United oo dooneysa in Javier Hernandez ay u isticmasho saxiixa Modric

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramaya in ay dooneyso in xidigeeda Javier Hernandez uu qeyb ka noqdo qorshaha ay ku doonayan Luka Modric. Tababare David Moyes ayaa dooqiisa labaad ee khadka dhexe u arka Modric kadib Fabregas waxana uu doonaya in uu lacag iyo Hernandez u isticmaalo saxiixisa . Real Madrid ayaa mudo dheer […]

(XOG). Nicholas Key oo Colaado ka dhex wado Beelaha iyo Siyaasiyiinta ka soo jeedo Somaliland.

Xafiiska Siyaasadda u qaabilsan Qaramadda Midoobey ee uu horjoogaha ka yahay Ergeyga Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Somalia Mr Nicholas Key oo dhawaan Maamulka Somaliland ka mabnuucday in Xafiiskiisa Siyaasadeed laga furo Magaalladda Hargeysa, isla markaana ay xaruntiisu tahay Magaaladda Muqdisho ayaa la soo warinayaa inuu wado Qorshe lid ku ah […]