Top Somali militant, wanted by U.S., killed in infighting

(CNN) — A senior Somali militant who had a $5 million U.S. bounty on his head has been killed in infighting among members of the al Qaeda-aligned group Al-Shabaab, a spokesman for the group said Saturday. Ibrahim Al Afghani, a senior member of Al-Shabaab, was killed along with another top member, Moalim Burhan, in a […]

Xiriirka CF iyo Hirda oo Tartamo ku maamusey Maalinta Xoriyadda + Sawirro

Xiriirka ciyaaraha fudud oo kashanaya ururka Hirda ayaa tartamo orodo ah ku mamuusay munaasabada 26-ka June o ku begneyd markii 53-sano ka hor gobolada waqooyi ee dalka ay qaateen xornimadoodii. Ciyaartoyda Orodadada ee kooxaha iyo kuwa Dugsiyada ayaana halkaasi gaaronka Banaadir loogu qabtey tartanka orodka ee 100mitir,200m,400m,800m,iyadoo xidigo dhowra ay sameeyeen recod ama saacad cusub […]

Talyaaniga oo ku dhameystay kaalinta sadexaad ee koobka qaaradaha kadib markii ay rigoorayaal kaga badiyeen Uruguay

Xulka Azzuri ayaa ku dhameystay booska sadexaad ee koobka qaaradaha kadib markii ay ciyaar adag kadib rigoorayaal kaga adkaadeen Uruguay . Ciyaarta ayaa ku bilaabatay iyadoo wiilasha Azzuri ay lahaayeen qaab ciyaareed wanaagsan . Daqiiqadii shanaad Italy ayaa hogaanka uqabatay ciyaarta markii uu gool udhaliyay D. Astori. Uruguay ayaa bilawday weeraro aan kala joogsi laheyn […]

Col. Barre Hiiraale oo Fashiliyay waxyaabo badan ay Dowladda Qarineysay iyo Isaga oo sheegay in Dagaalka uu ka qeybgaliyay Alshabaab.

Col. Barre Hiiraale, oo sheegay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Warar dhawaan ay sheegeen Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe. Col. Barre Hiiraale oo ka hadlaayay Arrinta la xiriirta inuu kaashanaayo Xoogaaga Alshabab ayaa waxa uu Daboolka ka qaaday inuu xiligaani wixii ka dambeeyo garabsan doono, isagoona sheegay in […]

AKHRISO QODOBO:- Bayaan laga soo saaray kulankii ay maanta wada qaateen Beesha Habar Gidir oo ay uga hadlayeen Arrinta Xassan Dahir iyo Jir diladda loo geystay.

Shir ay saacado badan u fadhiyeen Wax garadka , Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada Beesha habar gidir ayaa waxaa laga soo saaray War-saxaafadeed kaasi oo muujinayay sida ay Beeshu uga xuntahay talaabada ay dawlada ku dhaqaaqday maalinimadii Shalay iyo sidii ay ula dhaqan tay ergadii Beesha Habar gidir ee soo galbisay Shiikh Xassan Daahir Aweeys. Shirka oo […]

Tevez: maya Ronaldo weerarkeyga riyada waa Rooney iyo Messi

Weeraryahanka wadanka Argentina Carlos Tevez ayaa albaabka ka xirtay ninka ay isku kooxda ahaan jireen ee Cristiano Ronaldo. Tevez oo ku biiray kooxda Juve ayaa jariirada Tuttosport waxaa ay weydiisay labada weeraryahanka ee ugu fiican aduunka xiligaan la joogo. “Waxaan ka soo garab ciyaaray weeraryahano badan sida Aguero, Rooney , Messi, Ronaldo iyo kuwa kale […]

DEG DEG. Ciiddamo la soo dhoobay Wadooyinka waaweyn ee Magaalladda Muqdisho.

Wadooyinka Magaalladda Muqdisho, ayaa waxa caawa la dhigay Ciiddamo badan oo wata Gaadiidka Dagaalka iyo Mootooyin lagu sugo Ammaanka Maggaalladda Muqdisho. Ciiddamadda gowr dhow lagu daadiyay Wadooyinka ayaa waxa ay baarayaan Gaadiidka kuw Raaxadda iyo gawaarida kale ee laga shakiyo, iyadoona ay Caawa ifeyso inta badan Magaalladda Muqdisho. Adkeynta Ammanka Magaalladda Muqdisho iyo Ciiddamadad wadooyinka […]

Moyes waa qofkii saxda ahaa ee uqalmay Manchester United, sida waxaa yiri macalinkii hore Arsenal

Macalinkii hore ee kooxda Arsenal , George Graham ayaa aaminsan in tababaraha cusub ee kooxda Man United David Moues uu yahay qofki mudnaa in uu badalo Sir Alex Ferguson. “Waa shaqada ugu weyn ee dalkaan qof walbana ma badali karo Alex Ferguson laakiim Moyes wa midkii ku haboonaa xilkaas ayuu George Graham usheegay Daily Mirror. […]

Thiago Alcantara oo uu ka soo yeeray hadal ka nixiyay jamaahiirta Man United

Barcelona ayaa heshay dhawaq fiican kadib markii wiilkooda Thiago Alcantara uu sheegay in uu kooxda jacel yahay . Kadib labo asbuuc oo la hadal hayay in uu ku biirayo Man United ayuu Thiago Alcantara hadalkii ugu dambeeyay ee uu ku soo qoray twitter-kiisa waxaa uu noqday “waan jeclahay Barcelona” Waa hadal uusan wax kale wehlin […]

Mo Farah oo wacdaro ka dhigay magaalada Birmingham + SAWIRO

Waa uu soo rogaal celiyay geesigii madoobaa ayuu yiri saxafiga RORY DOLLARD kadib guushi Mo Farah ee galabta. Britishka asal ahgaan Somaliga ah ee Mo Farah ayaa lagu soo waramaya in uu ku guuleystay oradka 5,000 ee mitiri ee loogu magac daray Sainsbury’s Grand Prix oo lagu qabtay magaalada Birmingham. Mo Farah ayaa ka gudbay […]