HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Liverpool oo diiday Luis Suarez

Kooxda Liverpool ayaa sheegtay in aaney diyaar u aheyn in ay iibiso weeraryahankeeda geesiga ah Luis Saurez, Daily Mail ayaa saakay daabacday in Suarexz uu sheegay in uu ka tagayo England ,uusana udul qaadan Karin dacayada saxaafada Ingriiska . Laakiin Reds ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Suarez uusan iib aheyn ,waxaana ay […]

Andre Villas-Boas oo noqday dooqa sadexaad ee Real Madrid

Macalinka kooxda Tottenham Andre Villas-Boas ayaa lagu soo waramaya in uu noqday dooqa sadexaad ,macalimiinta laga yaabo in ay qabtaan kooxdda Real Madrid. Camaaliqada Spain ayaa raadineysa macalinkiui badali lahaa Jose Mourinho ,kaas oo kooxda leylin doona kulankiisii ugu dambeeyay ciyaarta ay kaga hor jeedaan Osasuna AVB ayaa ku soo baxay musharaxa ssadexaad ee kooxda […]

Waa Goormee Habeenka Bandhiga Neymar ee Kooxda Barcelona?

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday xilliga ugu horeeya uu imaan doono ciyaaryahan kubada ku laafyooda ee Neymar Laacibka reer Brazil Neymar ayaa kooxda Barca kaga soo biiray kooxda Santos, iyadoonda kooxda Catalanica ay kula soo wareegtay aduun lacageed oo gaaraya €28 million Neymar ayaa la filayaa inuu soo gaaro garoonka Camp Nou 3-da Bisha Juun, […]

Goorma Ayuu Ciyaaraha Ka Fariisan Doonaa Carles Puyol?

Daafaca kooxda Barcelona iyo xulka Spain Carles Puyol ayaa ka dhawaajiyey inuu ciyaaraha ka fariisan doono marka da’diisu gaarto 40-sano Kabtan Puyol oo iminka da’diisu tahay 35-jir ayaa maanta isagoo wareysi siinayey saxaafada ayaa waxa uu  sheegay in shanta sano ee soo socota uu sii ciyaari doono kubada cagta Puyol ayaa kooxda Barca markiisi ugu […]

Muxuu ka yiri Xisbiga Mucaaradka UCID Shirkii Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland uu uga qeybgalay Kenya !!

Kadib markii aanu si qoto dheer u daba galnay shirkii uu sida gaarka/kelida ah uga qayb galay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Dr. Maxamed C/lahi Cumar ee ka dhacay Kenyatta International Conference Centre, 28kii & 29kii May 2013 waxa aanu isla qaadanay in uu ahaa gef weyn oo meel kudhac ku ah sumcadda iyo qaranimada […]

Jose Mourinho oo shaqadiisa ka bilaabi doona John Terry

Jose Mourinho ayaa mar labaad la wareegi doona maamulka Chesea waxaana markii uu yimaado uu shaqadiisa ka bilaabi doona kabtanka Chelsea . Mourinho ayaa hubin doona in John Terry uu mudo dheer sii joogi doono kooxda Chelsea isagoona ka saxiixi doona heshiis cusub. 12 bilood ayaa uga harsan Terry heshiska uu kula jiro kooxdaThe Blues […]

Mas’uul ka tirsan Safaarada Soomaaliya ee Sudan oo la kulmay Wasiirka Hidaha iyo dhaqanka Sudan

Uqeybsanaha Dhanka Waxbarashada, Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/qaadir Maxamuud Cali Guulane ayaa shalayto kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka Suudaan, iyagoo kawada hadlay Xiriirka labada Wasaaradood gaar ahaan Hidaha iyo Dhaqanka. Ugu horeyn C/qaadir Guulane ayaa Wasiirka Warfaafinta Sudan uga warbixiyay Xaaladda Soomaaliya ay iminka ku sugan […]

Steven Gerrard iyo Alex Curran oo bisha malabka ku qaadanaya Madeira + SAWIRO

Kabtanka kooxda Liverpool iyo xulka England Steven Gerrard iyo xaaskiisa Alex Curran ayaa bisha malabka ku qaadanaya wadanka Portugal . Kabtan Fantastic ayaa ka maqan duulanka England ee Rio De jinero isagoo sidoo kalana seegay kulankii Ireland ,wax kalana kumama maqnee qalin ayaa lagu sameeyay . Gerrard iyo Alex ayaa saxafiga JOHN DRAYTON ku booqday […]

(DAAWO SAWIRADA):- Xaflad lagu tageeray Madaxweynaha maamul Gobaleedka Jubba Valley State oo ka dhacday Khartoum.

Xaflad balaaran oo lagu taagerayay Madaxweynaha Jubba Valley Stay Cabdi Baaleey Xuseen ayaa xalay ka dhacday Magaalada Khartoum ee xarunta wadanka Sudan. Xafladaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka ardayda dooxada Jubba iyo Jiilka Isbaheeysiga Soomaaliyeed , waxaana xaflada ka soo qey galay mas,uuliyiin ka soctay Midowga arday Soomaalida Sudan , madaxda ururada Somaaliyeed iyo […]

Man United oo isku badali doonta Everton

Kooxda ugu guulaha badan England ee Manchester United ayaa qarka usaaran in shaqalaheeda oo dhami noqdaan kuwa ka yimid kooxda Everton . Tababaraha academy –da Everton Alan Irvine ayaa ku soo biiray xubnaha la wareegaya xilalka Old Trafford,waxaana ay la shaqeyn doonaan ,macalinka cusub ee United David Moyes. Alan Irvine ayaa 2002-dii ilaa 2007 waxaa […]