HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Dab Khasaara geestay oo gowr dhaw ka kacay Magaaladda Buulo-burte.

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya inuu dab ka kacay Goob lagu iibiyo Shidaalka, waxa ayna wararku sheegayaan in Hal Ruux Dabkaasi uu dhawac ka soo gaaray halka iyadoona aan la garaneynin Tirada ku dhimatay Debkaasi. Dabka Goobtaasi Shidaal ka kacay ayaa waxaa lagu soo waramaaya inuu dhulka ku daray […]

Madaxweyne Ismail Omar Geelle oo Wasiirka Difaaca ka dhigay Ra’isul wasaare.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta Dalkaasi Djibouti u Magacaabay Ra’isul wasaare isaga oona Xilkaasi u dhiibay Mas’uul ka tirsanaa Golaha Wasiiradda ee Djibouti. Madaxweyne Ismail Omar Geelle ayaa Ra’isul wasaare u Magacaabay, Cabdulqaadir Kaamil oo horay uga tirsanaa golaha wasiirrada, waxa uuna Madaxweynaha ugu baaqay inuu Xilkiisa si hufan u guto, […]

Paulo Di Canio oo loo magacabay macalinka Kooxda Sunderland

Paulo  Di Canio Macalinkii hore ee kooxda Swindon ayaa la sheegay in uu badal u noqonday macalinkii dhawaan shaqada laga eryey ee kooxda Sunderland Martin O’Neill, kadib markii shalay kooxda Sunderland ay guul daro 1-0 kala kulantay kooxda Manchester United. Sunderland ayaa ku dhawaqday in 44 jirkaan uu yahay macalinka kooxda Black Cats waxaana uu […]

War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia oo la kulmi doono Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Imaaraadka Carabta.

Warsaxaafadeed:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdigii uu hogaamninayay ayaa caawa kulan la qaadandoona Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Imaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa uu warbixin ka siin doonaa jaaliyadda Soomaaliyeed, xaaladda dalka Soomaaliya ku sugan yahay iyo horumarka la gaaray. Sidoo kale Madaxweyne Xassan oo howl shaqo u jooga dalka […]

DAAWO SAWIRADA : Xidigaha Man United oo usafaray London

Kooxda Manchester United ayaa usafartay caawa magaalada London iyadoo bari kulan ka tirsan FA Cup-ka la ciyaari doonta kooxda Chelsea ,waxaana jariirada Daily Mail ay heshay sawirada xidigaha Man United oo jooga xarunta tareenada laga raaco. Daawo Sawirada 

Lineker: England ma qaadi karto koob aduun

Dadka Brtish-ka ah waxaa ay ku jiraan riyo waqti dheer qaadan doonta laakin ma,aqaano sababta ay midaas uga shaqeynayaan saxaafada Ingriiska ayuu yiri xidigii hore ee England Gary Lineker “Maalin walba cadadka ugu horeeyay jariiradaha The Sun,Guardian,Daily Mail iyo The People waxaa ku qoran xulka Ingriisku waa uu ku guuleysan karaa koobka aduunka laakiin taasi […]

Van Persie oo ku han jabay in ay ka adkaan doonaan Chelsea

Weeraryahanka kooxda Manchester United Robin Van Persie ayaa sheegay in kooxdiisa ay ka go,an tahay in ay gaarto garoonka Wembley waxaana uu sheegay in ay garaaci karaan Chelsea bari. “Waxaa lagayaba in aad ka fakareysaan garoomada laakin waxaan awood buuxda uleenahay in aaan ku soo adkaano Staform Bridge ayuu Van usheegay The People. “Kooxdeena ayaa […]

Eden Hazard iyo Ashley Cole oo hogaaminaya line up-ka Chelsea ee kulanka bari

Tababaraha kooxda Chelsea Rafael Benitez ayaa sheegay in kulanka bari ee United uu ahmiyad gooni ah uleeyahay kooxdiisa. Rafa ayaa ka raali galiyay taageerayasha kooxda Chelsea guul daradii ay shalay kala kulmeen kooxda Southampton waxaase uu sheegay in uu bari la imaan doono xidigihii keydka uu dhigay kulankii Southampton. “Xidigaha Juan Mata, Eden Hazard, Ashley […]

Somali president congratulates Kenyatta

The president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud has congratulated the newly president-elect of Kenya, Uhuru Kenyatta. This comes after Kenya’s Supreme Court ruling on Saturday in which judges unanimously rejected a challenge from defeated candidate Raila Odinga that the vote was marred by rigging and technical problems. The decision thus cleared the way for Kenya’s […]

Xildhibaanadda Baarlamaanka oo ku kulmay Magaaladda Muqdisho.

Kulankii labaad kulankiisii 7-todobaad oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iikar ayaa waxa uu maanta kadhacay Magaaladda Muqdisho Gaar ahaan xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, iyadoona ay kulankaasi soo xaadireen 163-Xildhibaan, isla markaana ka dooday Ajindaha Shirka, waxaana barbar socday dhaarinta xildhibaano cusub iyo dhageysiga warbixino ay Gobolada dalka ka […]