The Sun oo laacibka ugu wanaagsan Ingiriiska u dooratay Van Persie
Jariiradda The Sun ee dalka Ingiriiska ayaa codeyn u ay ka qaaday 32,000 oo aqristayaasheeda ka mid ah waxa ay sheegay inay u codeeyeen laacabika ugu wanaagsan Premier League inuu yahay Xiddiga kooxda Man United R. Van Persie. The Sun waxa ay sheegtay in R. Van Persie uu helay codad dhan 42-boqolkiiba dhammaan codadkii ay […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Amiin arts oo muuqaal Cajiib ah ka sameeyay Kooxda Meylka adag ee Alshabaab.
Amiin Arts oo ah nin ku xeel-dheer cabirida Muuqaalka Siyaasiyiinta iyo Kooxaha Mucaaradka ah, ayaa soo bandhigay Muuqaal ku aadan Heerka ay iminka gaarsiisan yihiin Kooxda Al-qaacidada Somalia oo looga itaal roonaaday dagaaladii ay la galeen Ciidamadda Xooga Dalka Somalia iyo kuwa AMISOM. Amiin Arts waxa uu qalinkiisa ku cabiray sida loo kala jabiyay Al-qacidada Somalia […]
Feb 28 2013 | Posted in
Wararka | Read More »
Messi oo laga cabsi qabo inuu seego kulanka Sabtida Barcelona iyo Real Madrid
Wararka ka soo baxaya Spain ayaa ku ramaya in laga cabsi qabo in xiddiga reer Argentine iyo kooxda Barcelona Lionel Messi laga yaabo inuu ka maqanaado kulanka El Clasico ee Sabtida dhex mari doonaka kooxda Real Madrid iyo Barcelona. Lionel Messi ayaa laga waayey xerada tababarka kooxda sababo lagu sheegay xumad ama qandho haysa, iyadoo […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Madaxa Brussia Dortmund: “Heshiis cusub uma saxiixayo kooxda Lewandowski”
Michael Zorc Madax kooxda Brussia Dortmund ayaa xaqiijiyey in Weeraryahanka kooxdaas Robert Lewandowski uusan wax heshiis ah u saxiixayn kooxda xilli ay doonayeen inuu la sii joogo. Xiddigan Robert Lewandowski oo la xaqiijiyey inuu dhammaadka xilli ciyaareedkan ka dhaqaaqyo kooxda ayaa waxaa iridka ku sugaya kooxo ay ka mid yihiin Man United iyo Bayern Munich kuwaas oo […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Real Madrid oo laga diiday lacago ay ku dooneysay xiddiga Gareth Bale
Wararka laga helayo Dalka Spain ayaa ku waramaya in kooxda Real Madrid lagu gacan sayray oo laga diiday lacago ay ku doonaysay inay ku qaadato xiddiga Gareth Bale ee u ciyaara Naadiga Tottenham ee Dalka Ingiriiska taasoo cadadkeedu uu dhan yahay 40-milyan. Kooxda Tottenham ee Dalka Ingiriiska ka ciyaarta ayaa ku diiday Real Madrid lacago […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
ILA QOSOL: maxaa ka soo baxaya haddii la isku daro wajiyada Ibrahimovic iyo Beckham? + Sawirr
Taageerayaasha Naadiga PSG ayaa soo dhaweeyey xiddiga reer England ee David Beckham kaasoo ay Saxaafaddu si aad ah u buun-buuniso. Haddii aad horay u aragteen wajiyada C.Ronaldo iyo Messi oo isku geeyey markanna waa David Beckham iyo Zlatan Ibrahimovic. Dadka Sawirrada ku sameeya Photoshop ayaa isku howlay inay isku geeyaan Beckham iyo Ibrahimovic oo ay […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Real Madrid oo wada hadal la furaysa Edinson Cavani
Kooxda Real Madrid wararka dhankeeda ka imaanaya ayaa waxa ay sheegayaan in ay iminka bilawday wadahadal ay la leedahay kooxda Napoli si ay xagaaga soo aadan ula soo wareegto Weerayahanka Edinson Cavani. Xiddigaan wadanka Uruguay ayaa iminka 25-gool u dhaliyay kooxdiisa kulamada uu u ciyaaray xilligaan kooxdiis, waxa uuna bartilmaameed u yahay kooxo ka mid […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Di Maria oo seegi doona kulanka Sabtida Real Madrid iyo Barcelona
Angel Di Maria ayaa seegi doona kulan El Clasico La Liga ee maalinta Sabtida ah dhex mari doona kooxda Real Madrid iyo Barcelona kaddib ganaax lagu riday. Xiriirka Garsoorayaasha Spain ayaa go’aan ku gaaray in hal kulan oo ganaax ah lagu rido Angel Di Maria kaddib kaarkii casaa ee kulakii dhexmaray Real Madrid iyo Deportivo […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Tababare Rafeal Benitez oo sheegay inuu ka tagayo Kooxda Chelsea
Rafeal Benitez Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa qiray in xagaagan marka uu dhammaado uu ka dhaqaaqayo kooxda The Blues. Tababarahan Benitez ayaa waxa uu qaati ka taagan yahay taageerayaasha Chelsea oo kulan waliba soo qaadanaya boorar ay ku aflagaadeynayaan, kuna dalbanayaan inuu kooxda isaga tago. Xitaa haddii uu Rafeal Benitez guul gaarsiiyo kooxda wali […]
Feb 28 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Dagaal gowrdhaw dhex-maray Ciidamadda xooga dalka iyo Al-Shabaab.
Dagaal u dhexeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garabsanaaya kuwa AMISOM ayaa maanta ka dhacay Deegaanka Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo socday waqti gaaban isla markaana ku dhacay si lama filaan ah ayaa waxaa la hormaray dagaalka Dagaalyahaano ka tirsan Alshabaab oo rasaas ooda uga qaaday Kolonyo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku […]
Feb 28 2013 | Posted in
Wararka | Read More »