SUUQA KALA IIBSIGA: Kooxaha Ingiriiska iyo maanta waxa ay iibsadeen
Iyadoo maanta ama caawa ku eg tahay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ayaa waxaa hadana kooxaha ay isku dayayaan inaay soo xero galiyaan ciyaartooy muhiim u ah kooxahooda waxaana maanta kusoo qaaday doonaa halkaan kooxaha Ingiriiska guud ahaan iyo ciyaartooyda ay soo xero gashadeen Fiiro Gaar ah: Waxaan baraakad galinay kooxaha magacyadooda, kooxda hore waxay tahay […]
Jan 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
SUUQA KALA IIBSIGA: Napoli oo si amaah ah ula soo wareegtay ciyaaryahan Rolando
Kooxda kaalinta labaad kaga jirtay horyaalka Serie A-da Talyaaniga ee Napoli ayaa lasoo saxiixatay difaaca dhexe ee kooxda Porto Rolando kaasoo sii joogi doona garoonka Sanbaulo ilaa dhamaad xilli ciyaareedkaan. 27-jirkaan ka ciyaara difaaca dhexe ayaa laga soo amaahsaday kooxda Porto oo ah Championka dalka Portugal. Rolando ayaa tijaabada caafimaad u maray kooxda Napoli saaka […]
Jan 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
SUUQA KALA IIBSIGA: Tottenham oo heshiis gaar ah la gaartay ciyaaryahanka Xulka Qaranka Brazil Leandro Damiao
SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOOYDA: Kooxda Tottenham ayaa heshiis gaar ah lagaartay weeraryahanka reer Brazil Leandro Damiao. Kooxdan oo ay fara ba’an ku hayso weerar yari tii ay jirtana uu ka maqan yahay ciyaaryahan Adebayor oo xulkiisa u matalaya ciyaaraha qaramada Afrika ayaa waxay lacag tiro badan kusoo iibsadeen ciyaaryahankan weerarka ugu ciyaara xulka Brazil. 23 […]
Jan 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
SUUQA KALA IIBSIGA: David Beckham oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Paris Saint German..DAAWO SAWIRADA:
DAAWO SAWIRADA: David Beckham ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda reer Faransa ee Paris Saint German isagoo todobaadkii qaadan doona £150,000 oo bound kaasoo ku kacaya inta ka dhiman horyaalka hada socda. Ciyaaryahankan hore ugu soo ciyaaray Manchester United, Real Madrid, AC Milan iyo LA Galaxy ayaa haatan waxaa uu u dhaqaaqay horyaalka Liga 1, […]
Jan 31 2013 | Posted in
Sports | Read More »
Madaxweyne Xassan Sheikh muxuu ka yiri Hadalkii kasoo yeeray Somaliland ??
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay hadalkii dhawaan ka sooyeeray Masuuliyiinta Maamulka Somaliland oo dhaliilsan Aqoonsiga Xukuumada Somalia ay ka heshay Dowladda Mareykanka Xassan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia ayaa waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen Madaxda Midawga Yurub Kulankii uu kula qaatay Magaalada Brocselis ee Dalka Jiljumka in ay […]
Jan 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »
Raisul wasaare Shirdoon iyo Wasiirka gaashandhiga oo la kulmay Saraakiisha Xukuumadda ee Magaaladda Marka
Wararka naga soo gaaraya dhanka Magaaladda Marka ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa sheegaya in Raisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon iyo Wasiirka wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda Somalia ay la kulmeen Saraakiisha Xukuumadda Somalia ee Gobolka Sh/hoose Raisul wasaare Shirdoon iyo C/xakiin Haji Fiqi ayaa Saraakuusha ku wargaliyay in Xukuumadda aysan u dul-qaadan doonin Askarta wax yeeleyneyso Shacabka […]
Jan 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »
Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Catheron Ashton oo kawada hadlay Xaaladda Somalia .
Madaxweynaha Jamhuuriyadad Somalia Xassan sheikh Maxamuud iyo Wakiilka arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Baroness Catherine Ashton ayaa xarunta Midowga Yurub ee magaalada Brussels ku qabteen shir jaraa’id uga wada hadlay Xaaladda Somalia iyo horumarka ay iminka kusii siqeyso Siyaasadda Somalia Catherine Ashton Wakiilka arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Baroness Catherine Ashton ayaa xarunta Midowga Yurub […]
Jan 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »
Somali Police boost Mogadishu security
The Somali police force has announced that it will soon arrest suspects accused of killings in Somalia. Addressing journalists in Mogadishu, the Somali police commissioner said that no one was above the law, adding that Somalia remains an active member of the international police organization, INTERPOL. Journalists, lawmakers, musicians, and security officers have been mainly […]
Jan 31 2013 | Posted in
English,
Wararka | Read More »
ROCHESTER MN USA: Baaq ku socda Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Ethiopia
Jaaliyada Mudulood ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay ugu baaqaysaa madaxweynaha ismaamulka Somaliada kililka sanaad ee Itoobiya Mudane Abdi Mohamed Omar, in uu xabsiga Jigjiga ka sii-daayo aqoonyahan Ali Mohamed Mohamoud ( Ali Wariiri) oo dhowr bilood ku xiran xabsiga Jigjiga iyadoon wax maxkamad ah la hor-keenin. Sida ay ku taqaan jaaliyada […]
Jan 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »
Dowladda Kenya oo sheegtay inaysan faahfaahin dheeri ah ka haynin Kenyaati ay Kooxda Alshabaab soo bandhigtay.
Wasiirka Gaashaandhigga ee dalka Kenya, Yuusuf Xaaji ayaa shaaciyey in ragga Kenyaatiga ee ay Kooxda Alshabaab ku goodisay inay dili doonaan aysan ahayn Maxaabiis Dagaal. Wasiirka ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Shabkadda Sabahi, waxa uu sheegay inaysan faahfaahin dheeri ah u haynin La-haystayaasha Kenyaatiga ee ay Kooxda Alshabaab Video ahaan bishan 23-da ugu […]
Jan 31 2013 | Posted in
Wararka | Read More »