Dalka China oo Caruurta ya yar la kala iibsado

Dalka Shiinaha ayaa Dunida oo idil waxa uu kaalinta koowaad ka galay wadanka kaliyah ee Caruurta sida weeyn looga ganacsado waxaana dalkaas u beec taga dadka xiiseeya arintaan ama kuwa ma dhalayaasha ah ee aanan waligood Caruur dhalin waliba heeysta Lacag ku filan . Qaar ka tirsan Caruurtaan waxaa iska iibiya Waalidiintooda halka qaar kale […]

Golaha Wasiirada oo Maanta ka dooday arimo muhiim ah

Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arimaha ammaanka dalka Soomaaliya iyo arimaha Dowladda. Kulanka oo uu shirgudoominaye Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxaa kuwada suganaa dhamaan Golaha wasiirada iyo sidoo kale wasiir ku xigeenada marka laga soo tago labo wasiir oo dalka dibadiisa […]

Drs Fowziyo oo baaq ujeedisay qurbo joogta Soomaalida

Wasiirka arrimaha dibadda ahna wasiir ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Xaaji Yuusuf oo hadal ka hor jeedineysay dadka qurba joogta Soomaalid ah eek u nool magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa waxaa ay sheegtay in loo baahan yahay in dadka qurba joogta ah ay gartaan muhiimadda dalkooda uu leeyahay. Marwo Fowziyo waxa ay ku […]

Lakulankii dareenka lahaa ….. Qalinkii Mohamed Guure

Nolashu waa imtixaan subaxkasta waxaa ay kugu soo wajaheysaa waji cusub waxay u bahantahay dulqad iyo dhabar adeyg waajihideedu , mararka qaarkood waxaa ay ku tusineysaa wax aysan aqbali Karin nafsadadu lakin ay kugu kalifeyso dantu , qof maantey ayuu maalqabeen yahay kankalana beri midkale maantey ayaa uu ku noolyahay nolal farxad leh kan kalana […]

Frank Lampard oo fariin digniin ah udiray Man United

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa fariin digniin ah udiray kooxda hogaamineysa horyaalka Premier League ee Man United . Frank ayaa usheegay kooxda gobalka roobka badan ka dhisan ee United in ay la qaban doonaan hogaanka horyaalka kulamada soo aadan . “Waxaa wali inoo furan loolanka horyaalka ayuu Lampard usheegay The Sun […]

Ryan Giggs “waa in aan ka iska ilaalinaa wixii nagu dhacay oo kale “

Ryan Giggs ayaa uga digay saaxibada kooxdiisa Manchester United in ay ka digtoonaadaan dhacdadii ku dhacday sanadkii hore oo kale ayna ka faa’iideystaan fursad walba oo ay ugu dhowan karaan ku guuleysiga horyaalka Premier League . United ayaa 7 dhibcood ku hogaamineysa horyaalka xili uu sanadkan dhamaaday waxaana udhiman 18 kulan ,waxaana Giggs uu ugu […]

Falcao oo usheegay Chelsea in ay sugto ilaa dhamaadka La Liga

Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcao ayaa usheegay kooxda Chelsea in ay sugto inta uu ka dhamanayo horyaalka Spain . Xidiga wadanka Colombia waxaa uu sheegay in kooxdiisa Attletico Madrid aysan hada joogin meel uu kaga tago uuna rabo in uu kala qeyb galo olalaha ay ku doonayaan in ay ku qaadan horyaalka Spain. Laakin […]

Khabiir Soomaali ah oo loo magacaabay in uu kormeero garoomada K/cagta Eritrea

Isagoo ah wakiil buuxa oo ka socda xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan farey) oo horayna u ahaa garsoore heer FIFA waxaa uu u socdaali doonaa dalka ku yaala waqooyi bari ee qaarada Africa Eritrea si uu usoo indha indheeyo garoomada kubada […]

Ferguson oo ka faa’iideysan doona fursad walba oo uu ku heli karo iyagoo xor ah Walcott iyo Baines

Macalinka Manchester United Sir Alex Ferguson la sheegay in uusan iska qasaarin doonin fursad walba oo uu kula soo wareegi karo bisha January xidigaha Theo Walcott iyo Leighton Baines. Jariirada Manchester Evening News ayaa sheegtay in Ferguson uusan ubahanaan doonin xidigo cusub bisha Junuary maadama uu heesto sida uu sheegay ciyaaryahanadii ugu wanagsana ee uuu […]

Benitez “faa’iido weyn ayuu noo ahaa Club World Cup”

Tababaraha kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa sheegay in ay kooxdiisa faa’iido weyn u aheyd safarkii ay ku tagtay wadanka Japan inkastoo loogaga adkaaday koobkii kooxaha aduunka . Waxaa uu sheegay kadib guushii ay shalay ka gaareen Everton in faa’iido badan ay heleen markii ay tageen Asia halkaas oo uu sheegay in kooxdiisu ay ku soo […]