HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Mikel Arteta oo ka hadlay qaab ciyaareedka Fellaini

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka Spain Mikel Arteta ayaa sheegay in uu aad ukoray qaabka banooni ee xidiga ay isku kooxda ahaan jireen ee Marouane Fellaini. Mikel Arteta oo uwaramayay The People ayaa sheegay in kubbad ahaan uu heer sare gaaray laacibka wadanka Belgium ,laakin uusan laheyn qaab ciyaareedkaan waqtigii ay wada […]

Ma,ogtahay in Shakira ay qiyaantay ninkii heerka gaarsiiyay ?

Fanaanadda Caanka ah ee Shakira oo haatan xiriir jaceyl la wadaagta Daafaca Xulka Qaranka Spain iyo kooxda Barcelona Gerrard Pique ayaa waxaa dacwad ku soo oogay Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Argentine oo lagu magacaabo Antonio de La Rua oo ay Shakira saaxiibo ahaayeen muddo 11-sanadood ah. Majallada ‘Voici’ ee ka soo baxda […]

Michael Palatini “Messi markii 4 aad waa uqalmaa Ballon d’Or”

Madaxweynaha xiriirka qaarada yurub ee UEFA Michael Palatini ayaa codkiisa ku biiray dadka aaminsan in Messi marki afaraad la siiyo abaal marinta xidiga aduunka ee ‘Ballon d’Or’ Isagoo uwaramayay jariirada ‘Ouest-France’ waxaa uu sheegay in uu dareemayo in aan Messi loo diidi Karin biladan si walba oo ay wax udhacaan. Waxaa uu sheegay in rikoorada […]

Qarax Ka Dhacay Degmada Balcad

Qarax Geestey qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa lala eegtey bar kantarool oo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin Degmada Balcad  ee Gobolka Shebelada Dhexe . Sida ay   Xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah qarax ayaa lala eegtey ciidamada Dowladda ee halkaasi ku sugnaa . Warar kala duwna ayaa ka soo baxey qaraxa wararka qaar ayaa sheegaya in […]

Faroole Oo Baaq U Jeediyay Dowlada Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka goboleedka somaliyee ee Puntaland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo haatan booqasho ku jooga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa uu baaq u diray dowlada Soomaaliya.   Madaxweyne Faroole waxa uu ugu baaqay in dowlada federaalku ay la timaado wax qabad dhab ah kaasi oo noqdo midka hada loo baahanyahay oo laga […]

Kismaayo oo Nin lagu dilay iyo Roobab ka da’ay.

Wararka aanu ka helayno magaladda Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose ayaa waxa ay sheegayan in maantay magaladasi lagu dilay nin ka mid ahaa dadka deegaanka.   Dadka shacabka ah eek u nool magalada Kismaayo ayaa waxa ay inoo xaqiijiyeen in maantay lagu dilay magaladaasi Nin rayid ah ayagoona sidookale sheegay in sababaha loo dilay ay […]

Alshabab oo Kenya ku eedeesay xadgudubyo ay u geestaan dhalinyaradda.

Bogga ay Xarakadda Al-Shabab ku leedahay aaladda Twetter,ka ayaa waxaa lagu soo bandhigay askar Kenyan ah jir dil xoogan u geysanaya dhalinyaro lagu tuhunsan yahay inay Shabab ka tirsan yihiin kuwaasoo laga qabtay magaalada Kismaayo.   Sida uu ku waramayo wargeyska la yiraahdo Las Vegas Sun oo dalka Maraykanka kasoo baxa muuqaalka ay Shababku baahiyeen […]

Natiijooyinka hordhaca ah ee abaal marinada sanadka Africa ee Caf

Xili wali la wada sugaayo ciyaaryahanka ku guulesyan doono abalmarinta ciyaaryahanaka qaarada africa sanada 2012 ayaa hadana waxaa la shaaciyay natijooyin hore dhac oo ku aadan abal marinada qaarada Africa Macalinka xullka Hossam El Badry,oo ah tababarahii u hoprseeday kooxda Al Ahly koobkii todobaad ee taranka Champions League bishan November, ayaa ka mid ah afarta […]

Nemanja Vidic oo ka soo hor mari doono waqtiga loo qabtay dhaawciisa

Macalinka kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in daafaciisa kulul Nemanja Vidic uu si layaab uu ugu soo hor mari doono xiligii la filayay in dhawaciisa uu qaato waxaana dafaca la filyaa in kooxdiisa uu ka soo dhax muuqda kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Cluj tobaadka soo socda ee tartanka Champions League […]

Barcelona waxba ma,ahan Messi la,aantiis sidaa waxaa yiri Wenger

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in kooxda Barcelona aysan waxba aheyn la,aanta laacibka aduunka Lionel Messi . Isagoo uwaramayay Bein Sport Tv xaruntiisa Paris tababare Arsene Wenger waxaa uu sheegay in Barcelona tahay koox wanaagsan laakiin aaney sidaas ahaan Karin Messi la,aantiis . Hogaamiyaha reer France ayaa xidiga wadanka Argentina ku tilmaamay wax […]