Haweeneydii ugu horeysay oo wasiir Arimo dibadeed ka noqoneysa xukuumada cusub ee Somalia

Iyadoo lagu guda jiro saacadihii u dambeeyay ee magacaabista Golaha Wasiirada cusub ayaa waxaa soo baxaya warar hididiilo u ah Haweenka Soomaaliyed, kaasoo ah in Haweeneydii u horeysay loo magacaabi doono mid ka mid ah xilalka ugu muhiimsan Golaha Wasiirada.GARD Pro Not Registered Guuxa ka jira Xafiisyada dowladda, goobaha lagu falan qeeyo siyaasada ayaa ah […]

UN Special Representative for Somalia statement on killing of Warsame Shire Awale

The Special Representative of the Secretary-General for Somalia (SRSG), Dr. Augustine P. Mahiga condemns in the strongest terms the latest killing of another media worker in Mogadishu. The latest victim is a playwright and comedian for Kulmiye News Network, Warsame Shire Awale; who was shot dead by unidentified gunmen last night in Mogadishu. “This has […]

Xulka Argentina ee ka hor tagay sacuudiga oo la magacabay

Macalinka xulka Argentina Alejandro Sabella ayaa ku dhaawaqay 23-ka ciyaariyahan ee xulkiisa umatali doonta kulanka saaxibtinmo ee ay la ciyaari doonaan Saudi Arabia. Xulka Argentina ayaa booqan doona magaalada Riyadh 14-ka bisha soo aadan waxaana ay kulan saaxibtinimo la ciyaari doonaan wiilasha uu hogaamiyo Frank Rijkaard.GARD Pro Not Registered Xidigaha la soo magacabay ayaa waxaa […]

PSG oo 100-milion ku rabta C. Ronaldo,xili Real Madrid ay heli doonto Falcao

Sida ay qortay jariirada caanka ah ee Gazetta dello Sport in naadiga lacagaha la waalanaysa ee ka dhisan dalka Faransiiska PSG ay u soo qalab qaadatay sidii ay ula wareegi lahayd xiddiga Real Madrid C. Ronaldo xagaaga soo socda. PSG ayaa soo bandhigtay qiimo lacageed aad u sareeya oo ay waliba adag tahay ina la […]

Shan ka tirsan Al Shabab oo la dilay

Maamulka gobolka Baay ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa guul ka sheegtay dagaal xalay ay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab kula galeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha gobolka Baay Cabdifataax Maxamed Ibraahim (Geesey) ayaa sheegay in dagaalka ay ku dileen 5 maleeshiyo oo ka tirsaneyd Al-Shabaab, ayna ku dhaawaceen tiro intaa ka badan.GARD Pro Not Registered […]

Kenya oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay maamul u sameynta Jubbooyinka

Dowladda Kenya ayaa caddaysay inaysan faragelin ah ku heynin qorshaha maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ee haatan socda. Ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Kenya Richard Onyonka ayaa sheegay in dowladdiisa aysan faragelin siyaasadeed ku haynin howlaha maamul loogu sameynayo Jubbooyinka, isagoo sheegay in Soomaaliya ay tahay dal madax-bannaan oo xaq u leh inay […]

Caruurta derbiyo jiifka ah oo Muqdisho ku dhibateysan

Caruurta Soomaliyed ee derbiyo jiifka ah ayaa haatan waxaay siweeyn ugu dhibateysan yihiin magaaladda muqdisho, iyadoo ay caruurtaasi hoy iyo gabaadba ay u tahay goobaha qashin qubka ah ee ku yalla magaaladda muqdisho. Caruurtaan oo iskugu jira kuwo waaweyn iyo kuwo yar yar ayaa waxaay  ay yihiin kuwo aanan haysan meel ay dhinaca dhigaan ama […]

C/wali Gaas oo kasoo horjeestay in uu ka baxo Boosaaso

Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku gacan sayray inuu u hogaansamo amarka Xukuumada Puntland ee ah in uu deg deg uga baxo magaalada Boosaaso. Gaas wuxuu sheegay inuusan isaga bixi doonin Magaalada Boosaso isla markaana aanu joojin doonin Safarkiisa uu ku mari doono Deegaano ka tirsan Gobolada Bari & Sanaag.GARD Pro Not Registered Xildhibaan […]

Ku dhowaad 30 qof oo ku dhimatay Aroos ka dhacayey Sucuudiga

Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhimatay dab ka kacay guri uu ka dhacayey Aroos magaalada CAYN Badar ee Bariga dalkaasi Sucuudiga. 30 qof oo kale ayaa la rumeysan yahay inay ku dhaawacmeen dabkan oo la sheegay inuu ka dhashay Rasaas cirka loo riday oo ku dhacay Baale ama Fiilooyinka Korontada oo kusoo dul dhacay […]

Puntland oo ku amartay Dr. Gaas inuu isaga baxo Boosaaso.

Waxaa maalmihii ugu danbeeyey safar ku marayey Deegaanada Puntland Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya hadana ah Xildhibaan ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). maanta gelinkii hore Xukuumada Puntland ayaa ku amartay Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) inuu isaga baxo Magaalada Boosaaso isla markaana safarkiisii uu ku […]
















| Designed by Jimcale