Kulan ka Tirsan Horyaalak Ingiriiska Meertadiisa 6 ayaa Galabta waxa uu dhexmaray Kooxaha Aston Vila vs West Bromich waxana kulanakasi uu ahaa mid adag oo labada Kooxood aysan waxba iskula reeban iyagoo soo bandhigay Ciyaar wanaagsan. qeybtii Hore waxaa lagu kala nastay 0-0 hase ahaatee Markii la siagu soo Noqday qeybtiid anbe ayey Labada naadiw […]
Sep 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Iyadoo luagu jiro meetadii 6 ee Wareega 1 ee Horyaalka Talyaaniga 2012-2013 ayaa Kooxda Napoli waxa ay la simantay Xaga dhibcaha Kooxda Difaacaneysa Koobka ee Juventus oo ayw adajir Horyaalak ugu wada Hogaaminayaan min 16 dhibcood. Napoli oo Mar 9 dhibcood ay wada yeesheen Juventus iyo Lazio ayaa Dib Markale isku soo Habeysay waxaana Galabta […]
Sep 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Kooxda Matanaha kula ah Magaalada Milaano Naadiga Ac Milan ee Inter Milan oo Caawa wajihi doonta 9-45 habeenimo Xiliga afrikada Bari Kooxda Fiorantina ee ka dhisan Magaalada Firense ayaa la sheegay in xili ciyaareedkan 2012-2013 ay u darsatay Braziliyiintii ka tagay. Kuwaasoo u kala hayaamay Dalalka Ingiriiska iyo Magaalada Toriino ee dalka Talyaaniga waxaana ay […]
Sep 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Naadiga Wagad’ ex Fiat waxa uu ka mid ahaa Naadiyadii Kubadda Cagta ee heerka 1aad Xiligii Barisamaadka,waxaana naadigaan uu ahaa Koox ay aad uga sii tabaabusheysan jireen Kulankooda adag Naadiyada Ka soo horjeeday iyadoo dhanka Macalimiinta ay soo mareen Tababare Giftin, Gaabshe,AUN Axmed Neegaro waxaana Naadiga Wagad uu ku guuleystay Koobab kala duwan oo isagu […]
Sep 30 2012 | Posted in
Sports,
Wararka |
Read More »
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa umuuqata magaalo aan wali ka korin hanankii qabiilka. Warar hoose oo aan ka helnay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ka sokow galintaanka ciidamada huwanta uu jiro loolan ka dhaxeeya hogaamiyaal kasoo jeeda magaladas.GARD Pro Not Registered Waxaa la sheegay in la doonayo in la sameeyo maamul gaar […]
Sep 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa manta si weyn loogu soo dhowweyay magaalada Muqdisho sii haya xilka Raisul wasaaraha Somalia C/wali Maxamed Cali Gaas ,kaas oo kasoo qeyb galay shirkii Qaramada midoobey ee magaalada New York . Gaas ayaa Somalia umatalay shirkii Qaramada midoobey ee magaalada New York ,waxaana markii uu kasoo dagay garoonka Aadan Cade uu usheegay saxaafada in […]
Sep 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa lagu soo waramaya in ay caawa ka casan tahay xaalada xaafada ay Soomalidu ku badan tahay ee Islii ee magaalada Nakirobi ,kadib marki manta qarax xoogan lagu weeraray kaniisad ku taalay Xaafadas. Iyadoo ay tahay maanta maalinta Axad ah oo ay cibaadeysataan dadka heysta diinta Kirishtaanka ayaa la sheegay in qarax xoog leh lagu […]
Sep 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Mararka qaar waxa aadan aqoonin hadii aad ka hadasho waxaa laga yabaa in aad gasho qalad weyn. Barnaamuj aqoon guud ah oo ka baxa Tv-ga LBC. Ayaa lagu casuumay duqa magaalada London ee wadanka Ingriiska Boris Johnson waxaana la weydiiyay su,aalGARD Pro Not Registered Su,aasha ayaa aheyd sheeg kumuu ahaa ciyaariyahankii Ingriiska udhaliyay sadexda gool […]
Sep 30 2012 | Posted in
Sports,
Wararka |
Read More »
Kulanti wacan asxaabey kuna soo dhowaada wararkii ugu dambeeyay ee wargeysyadu ka qoreen ciyaaraha = Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa diyaar u ah in ay weeraryahan ka dhigeen laacibka ay hada Arsenal garabka ciyaarsiiso ee Theo Walcott,hadii uu ku soo biro bisha January madama ninkaas uu ubaahan yahay in uu weerar noqdo. Sidaa waxaa […]
Sep 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa duulaankiisa suuqa kala iibsiga ka bilaabi doona gudaha magaalada London ,marka la gaaro bisha January . Arsenal ayaa udhaqaqi doonta in ay soo qaadato xidiga amaahda ugu ciyaara kooxda Real Madrid ,balse ay milkiyadiisa leedahay Chelsea ee Michael Essien.GARD Pro Not Registered Tababare Wenger ayaa iska beeniyay wararkii sheegayay […]
Sep 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »