Guddoomiyaha degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir Md. Daahir Xasan Xuseen ayaa shaaca ka qaaday in rag ka tirsan Dowladda KMG ah ay degmadiisa ka bilaabeen qabiil qabiil iyo qolo qolo, wuxuuna ugu baaqay madaxda sare ee Dowladda in tallaabo cad laga qaado koxahaasi oo uu sheegay inay ku sugan yihiin degmada.GARD Pro Not Registered “Madaxda […]
Aug 31 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Mr Aden Ahmed Hersi, a government spokesman in the Juba regions has told the media that pro-government forces have almost surrounded the port town of Kismayu.GARD Pro Not Registered “Kenya navy is just 15 miles away,” said Mr Hersi. He added that apart from land forces, Kismayu was under air surveillance. “We are committed to […]
Aug 31 2012 | Posted in
English,
Wararka |
Read More »
Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya la qaban doono 10-ka bisha Spetember oo ku beegan maalin Isniin ah.GARD Pro Not Registered Guddigu waxa ay sheegeen in ay qaban doonaan araajida dadka u sharaxan Madaxweynaha Soomaaliya, 3 bisha ilaa 6 September. Ilaa hadda, in ka badan soddon Soomaali ah ayaa sheegay […]
Aug 31 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Kulanti wacan saaxibayaal meel kasta oo aad joogtaan kuna soo dhowaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo ay saacado yar ka dhiman yihiin. Ilaa hada ciyaartooy badan ayaa si rasmi ah loogu kala baxay qaarna wada hadaladii ugu dambeeyay ayey ku jiraan hadaba ciyaartooyda ilaa hada lala kala wareegay saacadihii ugu dambeeyay […]
Aug 31 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Ugaaska Beesha Reerow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi Ugaas Axmed oo ku magacdheer (Ugaas Moliid) ayaa ugu hambalyeeyey guusha ay gaareen Pro. Jawaari iyo labadiisa ku xigeen, Ugaaska ayaa u diray hambaliyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen ee cusub, isagoo shegay in Soomaaliya haatan si rasmi ah cagaheeda isugu taagtay, […]
Aug 30 2012 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Afmadow, Somalia — Somali and African Union forces battled with Al Shabaab forces in the town of Birta Dheer 70 kms away from the Al Shabaab controlled port city of Kismayo, Garowe Online reports. Somali government forces and Raskamboni militia alongside Kenyan forces battled Al Shabaab furiously leading to over 16 deaths and more than […]
Aug 30 2012 | Posted in
English,
Wararka |
Read More »
Waxaa Nairobi ka socda shir xasaasi ah oo u dhaxeeya wakiilo ka socda guddoomiyihii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa Shariif Xasan Sh. Adan, Ra’iisul wasaarihii hore A/wali Cali Gaas iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Kenya.GARD Pro Not Registered Shirkaan waxaa soo abaabulay dowlada Kenya oo dano toos ah ka leh hannaanka doorashooyinka ee ka socda […]
Aug 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Xidiga kubbada Cagta dalka Spain iyo kooxda Barcelona Andres Iniesta ayaa laba cod oo qura kaga guuleystay Ronaldo iyo Messi. Wariyeyaasha ciyaaraha kubbada cagta ka faalooda oo laga soo uruurshay aduunka oo gaaraya ilaa 53, ayaa u codeeyey iyadoo Iniesta 19 cod uu helay halka Ronaldo iyo Messi ay kala heleen min 17 cod.GARD Pro […]
Aug 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Waxaa lasameeyey isku aadka Champion League-ha, iyadoo uu guruubka geerida noqday Garuubka ay kuwada jiraan Real Madrid, Manchester City, Ajax iyo Borussia Dortmund. Hadaba waxaa la isugu soo beegmay sidaan:GARD Pro Not Registered GARD Pro Not Registered
Aug 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
| Daafaca kooxda Barcelona Gerrard Pique ayaa diiday in guul daradii ay xalay kala kulmeen Real Madrid ay noqotay mid go,aamineysa cida sanadkaan qaadi doonta horyaalka Spain. Iyadoo saxaafadu ay qortay sheekooyin badan oo ku aadan ciyaartii xalay ayaa qaar is weydiiyeen in Real la,oran karo hada wey ka adag tahay Barca ama wey difaacan […]
Aug 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »