In ka badan kala badh dadka reer Inida oo ay korontada ka maqantahay

Boqolaal milyan oo ruux ayey saameysay koronto la,aan ka taagan gobolada waqooyiga iyo bariga dalka India, kadib marki cilado culus ay qabsadeen adeegii koronada. In ka badan kala bar shacabka India ayaa la daala dhacaya koronto la,aan kadib marki sadex shirkadood oo kuwa dabka ah ay qaribmeen, iyadoo maalinti labaadna ay mushkiladaasi socoto.GARD Pro Not […]

Mid ka mid ah majaajilistayaashi ugu weynaa Soomaaliya oo galabta Muqdisho lagu dilay

Rag hubeyan ayaa galabta magaalada Muqdisho ku toogtay majaajiliiste Cabdi Jeylaani Marshaale oo ka mid ahaa ragi ugu caansanaa maada iyo madadaalada Soomaaliya ee waayadan casriga ah. Marshaale oo si aad ah loogaga yaqaano dalka ayaa waxaa rasaas ooda uga qaaday laba wiil oo hubeesnaa xilli uu fadhiyey meel u dhaw gurigiisa oo ku yaala […]

Balotelli oo soo dhameystay fasaxa DAAWO SAWIRADA

Weeraryahanka Manchester City Mario Balotelli ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Manchester ,markii uu soo dhameystay xagaga fasaxa. Mario Balotelli ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Manchester.isagoo mid mid ugacan qaaday dadka.GARD Pro Not Registered Balotelli ayaa ku soo raaxeystay jaziiradaha St Tropez and Ibiza,waxaana uu hada diyaar uyahay in uu […]

wax kabaro magacyada 20-ka garoon ee Kooxaha ka qeyb galaya Premier League sanadkaan.

Prermier League England ayaa bilaaban doono 18-ka bisha August ,waxaana sheekadan ku eegeyna garoomada 20-ka koox ee ka qeyb galeysa Premier Leugue. Dadka qaar ayaa naga codsaday in aan wax kabarno magacyada 20-ka garoon ee kooxaha ka qeyb galaya tartankaGARD Pro Not Registered Waana kuwaan Arsenal:GARD Pro Not Registered Emirates Stadium Aston Villa: Villa Park […]

15-ka xidig ee ka tagay kooxohooda kuna biiray kooxaha ay cadowga ku yihiin

Tani waa warbixin taabaneysa kooxo kala duwan oo ka dhisan horyaalada ugu xiisaha badan aduunka. Waa sheeko ka xanaajisay dhowr naadi oo mudo haatan laga joogo 20 sano iyo qaar dhacay sanadihii ugu dambeeyay ee kubadda cagta.GARD Pro Not Registered Wey badan yihiin ciyaartooyda ka tagtay kooxahooda ee ku biiray kooxo ay cadow tooyo kala […]

Warbixin: Adeegsiga aalada Fax-ka iyo dadka reer Japan maxaa kala heysta

Mashiinada Fax-ka adeegsigiisa wuu kusii yaraanayaa caalamka xitaa dalkeena Soomaaliya oo lagu tiriyo dalalka ugu hooseeya xaga horumarka, laakin dalka Japan oo ka mid ah kuwa ugu dhaqaalaha badan uguna wax soo saarka badan xaga tiknoolojiyada ayaa wali aad looga xiiseeyaa. Isticmaalka Fax-ka waxa uu yaraaday marki uu soo baxay waxa loo yaqaano E-mail-ka oo […]

Ibrahimovic “waxaan ushaqeyneynaa in aan gaarno heerka Barcelona”

Weeraryahanka cusub ee kooxda Paris Saint-Germain Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in kooxdiisa cusub ay leedahay mustaqbal muuqada Ibra ayaa sheegay in kooxda PSG ay ushaqeyneyso sidii ay ugaari laheyd heerka ay manta joogto kooxda Barcelona .GARD Pro Not Registered Weeraryahanka wadanka Sweden ayaa tusaale usoo qaatay xidigaha ay kooxdaasi soo iibsatay sida Ezequiel Lavezzi and […]

Dowlada KMG oo beenisay in ciidamo British ah joogaan Soomaaliya

Dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warka sheegaya in ciidamo Brtish ah joogaan Magaalada Muqdisho ama hareeraheeda, xilli warbaahinta Ingiriiska ay soo bandhigeen cadeymo sax. Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise oo la hadlay raadiyaha kuhadlo codka dowlada ee Radio Muqdisho, ayaa sheegay in ciidamada jooga ay yihiin kuwo tababaro siiya ciidamada […]

William Gallas “aadbaan ugu farxi doonaan in aan markale ka hortago Thierry Henry”

Daafaca waaya araga ah William Gallas ayaa aad ugu faraxsan in uu markale la ciyaaro weeraryahanka halista ah Thierry Henry. Labada nin ayaa kulmi doona caawa marka ay kooxda Tottenham booqato kooxda New York Red Bulls.GARD Pro Not Registered “Waxaa ay noqon doontaa dhacdo qurux badan ,waana mid aan aad ugu faraxsanahay in aan markale […]

Corneel ka tirsan ciidamada Puntland iyo walaalkiis oo xalay Gaalkacyo lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, laba nin oo walaala ah oo midi ahaa korneel ka tirsan ciidamada maamulka Puntland. Col. Cabdullahi Maxamed Xasan (Farey) iyo Cismaan Maxamed Xasan ayaa xalay maqribki kadib lagu dilay xaafada Israac ee waqooyiga gaalkacyo, iyadoo ay toogteen sadex nin oo bistoolado ku hubeesnaa.GARD Pro Not Registered […]
















| Designed by Jimcale