Dagaalyahanada Islaamiga ah ee ka dagaalama dalka Mali ayaa bur buriyey macbadka taariikhiga ahaa Timbuktu oo calaamada u ahaa Muslimiinti Maali inti u dhaxeysay qarniyadi 13 ilaa 17-aad ayaa la bur buriyey. Dagaalyahanada lagu magacaabo Kooxda Ansar Diin oo maamusha inta badan waqooyiga dalka Mali ayaa weerartay xarunta uu ku yaalay macbadka oo lagu magacaabo […]
Jun 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Madaxweynaha cusub ee dalka Masar Mohammed Mursi ayaa galabta loo dhaariyey xilka madaxweynaha dalkaasi, isaga oo noqday hogaamiyihi ugu horeeyey oo si xor ah dhacabka usoo doortaan. Xaflad taariiqi ah oo ka dhacday magaalada caasimada ah ee Qahira ayaa Mursi lagu dhaariyey, iyadoo saacado kadibna uu hogaamiyaha milatariga talada hayey Field Marshal Hussein Tantawi uu […]
Jun 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Kolonyo uu la socday madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxaa galabta lagu weeraray jidka laamiga ah ee isku xira degmada Balcad iyo magaalada Muqdisho. Weerarka oo ka dhacay halka loo yaqaano Hareeri Caadle oo qiyaasti 10-km u jirta Balcad ayaa dhacay xilli uu madaxweynaha iyo saraakiishi la socotay ay kusoo jeedeen magaalada Muqdisho kadib marki […]
Jun 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Wadamada Talyaaniga iyo Spain ayaa habeen dambe ku kulmi doona Finalka koobka qaramada yurub ,ciyaar ka dhici doonta magaalada Keiv ee wadanka Ukraine Hadaba su,aasha ay dad badan is weydiinayan ayaa ah yaa badis badan labadan wadan?GARD Pro Not Registered Spain ayaa la ciyaari doonta wadanka ay kasoo gaartay guul daradii ugu xumeed taariiqdeeda kaas […]
Jun 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Kooxda Manchester City ayaa diyaarineysa qorshihii ugu danbeeyay ee ay ku soo qadaneyso weeraryahanka naadiga Arsenal Robin Van Persie City ayaa ku kalsoon in xidigaan uusan diidi doonin qorshe uu ku helaayo mushaar labo jibaar udhigma midka uu had ka qaato EmiratesGARD Pro Not Registered “Waa dooqa koowaad ee tababare Roberto Mancini waxaana uu maamulka […]
Jun 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Gool hayaha wadanka Spain iyo kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa sheegay in wadanka Spain uu ka adag yahay wadanka kasta oo aduunyada ku yaalaGARD Pro Not Registered isagoo uwaramayay jariirada Marca waxaa uu sheegay in xulkiisu uu Finalkii koobka qaramada yurub la soo ciyaaray Portugal uusana waxba u arkin Italy , “waxaa nahay wadanka […]
Jun 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Shan nin oo hubeesnaa isla markaana ku labisnaa dareeska ciidamada dowlada KMGS ayaa maanta dhacay xarunta Shirkada Xawaalada Mustaqnbal ay ku leedahay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Ragani oo weeraray xarunta ayaa ka qaatay qasnada lacago dhan 2,800 oo doolar sida uu warbaahinta u xaqiijiyey taliyaha saldhiga degmada Waabari, Axmed Xuseen Axmed.GARD Pro Not Registered […]
Jun 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Odayaasha Dhaqanka ee uu shirka uga socdo magaalada Muqdisho, kadib marki uu kasoo laabtay dalka Imaaraadka. Sheekh Shariif oo uu la socday ku simaha Ra’isulwasaaraha ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka isaga oo kala hadlay arinta dastuurka iyo isaga oo uga warbixiyey socdaalkiisii magaalada Dubai ee ku […]
Jun 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
laacibka aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa asbuucan waxaa uu usafri doona qaarada Africa gaar ahaan wadanka Cameroon xidigii hore ee wadanka Cameroon Roger Milla oo asbuucan udabaal dagi doona maalinta dhalashadiisa ee 60 aad ayaa casuumad udiray xidiga aduunka iyo kooxda Barcelona MessiGARD Pro Not Registered “waxaan casuumad udirnay Messi si uu uga […]
Jun 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
kooxda Barcelona ayaa ku dhawaqday in ay heshiis la gaartay daafaca naadiga Valencia Jordi Alba ,kaas oo wadankiisa umatalaya koobka qaramada yurub 2012 kooxda Barcelona ayaa webkeeda waxaa ay ku soo qortay “waxaan heshiisnay kooxda Valencia waxaan ka heshiinay saxiixa Jordil Alba ”GARD Pro Not Registered Barca waxaa ay sheegtay in xidigaan uu qalinka ku […]
Jun 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »