Man United oo kulan saaxibtinimo la ciyaari doonta Shanghai Shenhua
Kooxda Manchester United ayaa xaqiijisay in ay kulan saaxibtinimo la ciyaari doonto kooxda ciyaarta horyaalka China ee la yiraahdo Shanghai Shenhua Sida ay xaqiijisay United ciyaartu waxaa ay ka dhici doona wadanka China waxaana ay qabsoomi doonta 25-ka July ee sanadkaan Ciyaartaan saaxibtinimo oo uu ka qeyb gali doono ciyaariyahan Nicolas Anelka ayaa qeyb ka […]
May 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Ciyaariyahan Muslim ah oo laga ceeyriyay Qaran caan ah ka dib markii uu diiday inuu la qaado Heesta Qaranka
Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Fiorentina iyo Qaranka Serbia Adem Ljajic ayaa si toos ah waxaa looga buriyay xulka Qaranka Serbia ka dib markii uu diiday ama ka aamusay inuu wax ka qaado Heesta Qaranka Seriba taas oo miraheeda lagu sheegay diinta Kirishtaanka gaar ahaan qeeybta orthodox Qilaafka iyo Mushkiladaan ayaa dhacday Ciyaartii dhex martay […]
May 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Dowlada KMG oo qabsatay degmada Afmadow
Xarakada Al Shabaab ayaa maanta waayey magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Jubada Hoose ee Afmadow kadib marki ay halkaasi qabsadeen ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in ciidamada is garabsanaya ayaa xaqiijiyey in Al Shabaab ay saakay sii daayeen maxaabiis ku xirneyd saldhiga magaalada kadibna ay labada dhinac ku […]
May 31 2012 | Posted in
Wararka | Read More »
Chelsea oo udhow in ay ku garacdo United, Arsenal iyo Tottenham saxiixa Dembele
Chelsea ayaa xiiseyneysa in ay la soo saxiixato xidig kale oo ka tirsan xulka qaranka Belgium xagaagan ,kaas oo ah xidigaha kooxda Fulham Moussa Dembele Kadib markii ay ku guuleysatay weeraryahanka kooxda Lille Eden Hazard ayey hada Chelsea xooga saari doonta ninka ay isku wadanka yihiiin Dembele Dembele ayaa ku jira sanadkii ugu dambveeyay ee […]
May 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Shirki Istanbul oo si rasmi ah u furmay
Shirka Istanbul oo loogaga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaaladaasi qadiimiga ah, iyadoo ay soo xaadireen hogaamiyaasha caalamka. Shirka oo soo xirmi doona Jimcaha berito ah laguma soo qaadin maanta wax siyaasad ah, waxaase lagu jeex jeexay afar qodob aad muhiim u ahaa kuwaasi oo kala ah, biyaha, tamarta, dib […]
May 31 2012 | Posted in
Wararka | Read More »
Qubanayaal Isboorti oo kusaabsan Horyaalka Ingiriiska
Akhristeyaal waxaanu maanta idiin haynaa qubanayaal Sports kuwii ugu danbeeyey iyo kala iibsiga waxyaabaha ka dhacaya garoomada ay ku ciyaaraan kooxaha Ingiriiska ee Premier Leagaha. ***Kooxda Liverpool ayaa sedex sanno heshiis ku kacaya si rasmi ah ugu saxiixday Tababaraha Swansea Brendan Rodgers kaasoo aqbalay inuu sii joogo muddo sedex sanno ah. Rodgers ayaa badali doona […]
May 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Labo qaliin kadib Abidal oo diyaar u ah in uu ciyaaro
Dadka xiiseeya ciyaaraha ayaa war farxad leh u arka in daafaca labada qaliin beerka looga sameeyay ee Eric Abidal uu dib ugu soo laabto garoomada Dhaqtarki qaliinka ku sameeyay 32 jirka muslimka ah ayaa sheegay in Eric Abidal uu dib ugu soo laaban doono dhowaan garoomada,uuna awoodo in uu sidiisii hore uciyaaro Dr Juan Carlos […]
May 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Hadii la waayo Lampard yaa mudan Henderson mise Michael Carrick?
Kubad sameeyaha kooxda Chelsea iyo xulka England Frank Lampard ayaa manta ka war sugaya waxa laga sheego caafimadkiisa marki la marsiiyo Scan Ninkan 33 jirka ah ayaa arbacadii ku dhaawacmay tababarka xulkiisa ,waxan saacadaha soo aadan la,ogaan doono in uu wadankisa umatalayo koobka qaramdaa yurub Hadii uu xidiga Chelsea dhaawiciisu udiido Euro 2012 ayaa tababare […]
May 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Funaanada Man United oo lagu xayeysiin doono shirkada baabuurta ee GM
Kooxda ugu guulaha badan wadanka Ingriiska ee Manchester United ayaa heshis xayeysiin ah la gashay shirkada ugu weyn ee aduunka ee soo saarta gawaarida ee General Motors Co (GM) Heshiis 5 sano ah ayaa la sheegay in kooxda United ay la gaartay shirkada (GM),taas oo shegtay in United udoqatay in ay tahay koox sare uqaadi […]
May 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Julius Karangi: Kismaayo waxaan qabaneynaa ka hor bisha August
Milatariga Kenya aya sheegay in ay qabsan doonaan magaalada Kismaayo ka hor inta aanan la gaarin bisha August oo uu ku egyahay waqtiga dowlada KMG Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Kenya ee ka dagaalamaya koonfurta Soomaaliya General Julius Karangi “Waan sii wadi doonaa cadaadiska aan ku heyno Al Shabaab, bartilmaameedkeenu waa Kismaayo waxaanuna dooneynaa in aan gacanta […]
May 31 2012 | Posted in
Wararka | Read More »