Dastuurku waa nidaam qoran oo ku seesan xeer ummadeed ku salaysan heshiis iyo is afgarad bulsho, xeer ummadeedkan ayaa ah mid la waafajinayo marxaladda nololeed ee dhaqan dhaqaale ee meeshaas ka jirta, waana in lagu saleeyaa laguna sargooyaa qaabkii ay ummada xeerkaas loo samaynayaa u heli lahayd nidaam dowlideed, oo ku fadhiya sinnaan cadaalad, horseedi […]
Apr 30 2012 | Posted in
Fallo,
Wararka |
Read More »
Kubad sameeyaha kooxda Man United Michael Carrick ayaa diiday in kulanka caawa ee Manchester derby uu noqon karo mid soo af jara horyaalka England Xili uu tababare Ferguson sheegay in uu horyaallku raaci doono kooxdii caawa badisa ayaa waxaa fikirkaas qaadacay Michael CarrickGARD Pro Not Registered Waxaa uu sheegay in labada koox ay midkasta hortaalo […]
Apr 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Dhaq dhaqaqyada magaalada Manchester ayaa sareeya waxaana maqaayadaha,Hotelada iyo meelaha lagu badan yahay hareeyay kulanka caawa ee labada koox ee reer Manchester United ayaa gaartay Etihad waxaana la,arkayay wilasha Ferguson oo halkaas si weyn loogu soo dhoweeyayGARD Pro Not Registered Sawirad ay saxaafadu soo bandhigtay ayaa muujiayay sidoo kale xidigaha City oo tababar qaadanaya oo […]
Apr 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Kooxda Borussia Dortmund ayaa aqbashay in xidiga qadka dhexe ee wadanka Japan Shinji Kagawa uu ku biro kooxda Manchester United xagagan kadib markii uu diiday in uu heshiis cusub saxiixo Dortmund ayaa dooneysa ay xidigaan uga iibiso kooxda Man United lacag dhan £5million waana 23 jir xawaaro badanGARD Pro Not Registered Sir Alex Ferguson, Mike […]
Apr 30 2012 | Posted in
Sports |
Read More »
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ee Somalia ayaa sheegaya in Xarakada Al shabab ee ka dagaalanta Somalia ay xirtay ku dhowaad 50 ruux oo ay ku eedeeyeen inay garka iska xireen, taasoo ay sheegeen inay xadgudub ku tahay diinta Islaamka. Sida ay wararku sheegayaan dadka lagu xiray Jowhar ayaa waxaa […]
Apr 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa shegaya in xarakada Al shabab ay xoog kula waregeen idaacad FM aheyd oo ku taalay magaalada Baardheere Idaacadan oo wax badan ku taalay magaaladas ayaa waxaa saakay gudaha ugalay rag hubeysan oo ka tirsanaa Xarakada Al shabab waxaana ay ku amreen shaqlihii iyo maamulkii in ay […]
Apr 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Muqdisho, April, 30, 2012—- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Waxaana Ra’iisul Wasaaraha kormeerkiisa ku wehlinayay qaar ka tirsan golahiisa Wasiiradda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.GARD Pro Not Registered Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnihii […]
Apr 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Wadanka Hindia oo ah kan labaad ee ugu dadka badan aduunka waxaa ka jira dhacdooyin yaableh ,waxaana ka jirta baahi badan oo xaga musqulaha ah Haweenka magaalada Mumbai ee wadanka Hindia ayaa lagu soo waramaya in ay doonayaan in musqulaha dad weynaha ay lacag la,an ku galaanGARD Pro Not Registered In kabadan 35 hay’adood oo […]
Apr 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Dowlada Somalia ayaa maanta kulan kula qaadatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Imaamyada Masjiyadaq magaalada Muqdisho Axmed Xasan Gaboobe Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda KMG Somalia oo maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Imaamyada Masjidyada magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Saxaafadda uga warbixiyay kulanka kadib waxyaabihii ay ka wada hadleen.GARD Pro […]
Apr 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »
Al qaacidada Kenya iyo Al qaacidada Somalia ayaa si rasmi ah ugu dhawaqay in ay midoobeen xili shalayna uu qarax ka dhacay kaniisad ku taala Nairobi Cod maqal ahaa oo ay baahiyeen warbaahinta ku hadasha afka Al Shabab ayaa lagu dhageystay heshiiska labada dhinac waxaana dhan kasta uhadlay hogaamiyaheedaGARD Pro Not Registered Sheekh Axmed Iimaan […]
Apr 30 2012 | Posted in
Wararka |
Read More »