Kooxda Catania oo taako u dhigtay AC – Milan
Kooxda AC – Milano oo hogaanka Serie A-da majaraha u haysa ayaa taako culus loo dhigay ka dib markii kooxda waayadaan laga yaaban yahay ee uu hogaamiyo ciyaaryahanka mucjisadii hore ee reer Roma Montela uu barbaro 1 – 1 ku qabtay. Inastoo qeybtii hore ee ciyaarta ay hogaanka u qabatay AC – Milano goolkana u […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Real Madrid oo 5 – 1 ku xaaqday Osasuna DAAWO GOOLASHA
DAAWO GOOLASHA: Kooxda Osasuna ayaa garoonkeeda Estadio Reyno de Navarra lagu garaacay 5 – 1, iyadoo Cristiano Ronaldo laba gool uu dhaliyey halka laba gool-na uu lugtiisa ku baasay. Kooxda Real Madrid ayaa haatan 9 – dhibcood hogaanka ugu sii dheeraysatay, iyadoo caawa soo bandhigtay ciyaar aad loo jecleysto oo weerar kusalaysnayd. Aan dib ugu soo […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Nani “Sunderland waxey qabatay shaqo wanaagsan”
Luis Nani ayaa fariin hambalyo ah udiray wiilasha kooxda Black Cats ama Sunderland kadib markii ay gacanta ku dhigen naadiga Man City galabta Nani ayaa cawa usheegay jariirada Manchester Evening News in kulankii ka dhacay Etihad uu ahaa mid qiimo uleh kooxdiisa United “waxaa aheyd ciyaar fiican qolo kasta waxaa ay sameyneysay isku dayo badan […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Wenger ” inaga ayaa la ciyaari laheyn Barcelona hadii …..
Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in kooxdiisu ay la ciyaari laheyd kooxda Barcelona quarter final-ha Champions League Wenger ayaa usheeay arsenal.com in hadii u heysan lahaa xul caafimaad qaba lugtii hore ee San Siro in uu usoo bixi lahaa Chamopions League “Waxaan ciyaareynay inagoo aan heysan xidigo badan taas ayaa dhabar jabka noo […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
SHIR SAXAAFADADEED LAGU SHARCIYEEYNAYAY MAAMULKA BANAADIR STATE OO MUQDISHO KA DHACAY
Kulankaani oo looga halayay sharciyada uu ku taagan yahay Maamul goboleedka Banaadir State ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay Mas’uuliyiinta Maamulkaasi iyo Ururka Garyaqaannada Soomaaliyeed kaasi oo lagu falan qeynayay sharciyada uu haysto Maamulkaasi oo muddooyinkii dambe jiritaankiisa laga soo horjeeday Ururka qareenada Soomaaliyeed oo warqad qoraal jawaab celin ah halkaas kusoo bandhigay ayaa saxaafada […]
Mar 31 2012 | Posted in
Wararka | Read More »
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ee dalka Jarmalka
Muqdisho, March 31, 2012—–Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka Dirk Niebel Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka ayaa kala saxiiday heshiis ku aadan sidii dowladda Jarmalku ay dhaqaalo ugu yaboohi laheyd horumarinta mashaariicda iyo dib u dhiska […]
Mar 31 2012 | Posted in
Wararka | Read More »
Manchester City oo markale la celiyey, Arsenal oo la tumay iyo Chelsea oo guuleysatay DAAWO GOOS GOOSYADA
DAAWO GOOS GOOSYADA: Kooxda Sunderland ayaa maanta laf dhuungashay ku noqotay kooxda rajada badan ka qabtay inaay hanan doonto horyaalka Premier Leagaha taasii oo sedex gool looga hormaray. Manchester City ayaa rajadeeda horyaalka ciriiri soo wajahday markii maanta ay laba daqiiqo gudahooda ay rajadood barbaraha ay dib u heleen ka dib markii daqiiqadii 85 – aad […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Arsenal ,Man United iyo Chelsea oo xidig isku heysta
Kooxaha Manchester United, Chelsea and Arsenal ayaa dhaman uwada dhaqaaqay saxiixa xidiga kooxda Athletico Bilbao Markel Susaeta 24 jirkaan reer Spain oo garabka ka ciyaara ayaa laguheli karaa £6million oo kaash ah ka hor inta uusan dhicin heshiiska uu kula jiro kooxdiisa 2013-ka Markel Susaeta ayaa xoog isku baray kooxaha waa weyn ee wadanka Ingriiska […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Sawirkii ugu horeeyay ee Fabrice Muamba oo lasoo bandhigay
Markii ugu horeysay tan iyo 17-kii bishii March ayaa la soo bandhigay sawirka laacibka kooxda Bolton Fabrice Muamba kaas oo la sheegay in ay xaaladiisu ka soo reyneyso Xaaska xidigaan gabadha Shauna Muamba ayaa Bogeeda Twitter-ka soo galisay sawirkaan iyadoona ku hoos qortay “Fab waxa uu doonaayey inaan sawirkan soo geliyo halkan si aad u […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »
Cristiano Ronaldo”ma raaci doono Mourinho “
Laacibka kooxda Real Mdrid Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horeysay ka jawabay su,aal xan aheyd oo ku saabsaneyd in Ronaldo uu raaci doomo hadii uu Jose ka tago Madrid Isagoo warysi sinayay TV1 qeybtiisa Spain waxaa uu kahadlay waxyaabo ubadnaa nolashiisa gaar ahaan iyo tiisa kubada cagta isagoo sheegay in uusan wali gaarin heerkii uu […]
Mar 31 2012 | Posted in
Sports | Read More »