Wada hadal nuucee ah ayaa dhex mari doona dowlada KMG ah iyo Somaliland? Waxaa ka jawabay madaxweyne Silaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud “Siilaanyo”ayaa ka hadlay wada hadalada la filaayo in ay dhex maraan dowlada KMG ah iyo maamulkiisa Isagoo lahadlayay Madaxweyne Siilaanyo idaacada VOA-da waxaa uu sheegay in wada hdaldasi aaney aheyn kuwo lagu mideynaayo labada dhinac balse ay uwada hadli doonaan sidii labo wadan . Silaanyo waxaa uu sheegay in qadiyada […]

Silva “ City wey noqon kartaa koox weyn sida Barcelona iyo Real Madrid”

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester City iyo xulka Spain David Silva ayaa sheegay in kooxda City ay dhowan noqon doonto koox lamid ah kooxaha  Barcelona iyo Real Madrid Isagoo lahadlayay jariirda Daily Mail ee kasoo baxda England waxaa uu sheegay in ay marbaa marka ka dambeysa  koox ahaan sii koreyso Man City. “Waxaan aaminsanahay […]

100 ruux oo ku dhimatay dagaal ka dhacay kilnka shanaad ee ismaamulka Somalida Ethopia

Dagaal lagu hoobtay ayaa waxaa lagu soo waramaya in uu ka dhacay kilinka shanad ee ismaamulka Somalida Ethopia Inta la,ogyahay 100 ruux ayaa ku dhimatay tiro intaas kabadana dhawaca ayaa kazoo gaaray dagaalkan oo ka dhacay deegan lagu magacabo “RAASA” oo ku yaala dhulka Somalida ee ay Itoobiya maamusha Waxaa la sheegay in dagaalkani uu […]

Ra’iisul wasaare K/xigeenka Somalia oo goordhow ka dagay Baydhabo

Wasiirka gaashaandhigga ahna R/wasaare ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya  Xuseen Carab Ciise iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay halkaasi oo aheyd mid kamid ah meelaha laga maamuli jiray xarakada al shabaab ee dhawaan kamid noqotay ururka al qaacida. Abaaro 11.00 barqanimo maanta ayay gaareen wafdigaani garoonka magaalada baydhabo […]

Dad ajinabi ah oo lagu dilay biyaha Somalia

Markab dagaal  oo ay leeyihiin ciidamada qeybta ka ah ladagaalanka bucad badeeda ee Dalka Denmark ayaa si aan aan ku talo gal aheyn ku Dilay Laba Ruux oo ay doonayeen in ay soo bad baadiyaan kuwaasi oo mudo badan gacanta ugu jiray koox burcad badeed somalida. Markabkaan dagaal ee danmark laga leeyahay aya lagu magacaabaa […]

Walter Samuel oo ku biiri doona kooxaha Arsenal, Chelsea ama Tottenham midkood

Walter Samuel ayaa rajeynaya in uu usoo dhaqaaqo midkood kooxaha Arsenal, Chelsea  amaTottenham marka uu dhamado xagagan  kadib markii uu diiday in uu heshiis cusub usaxiixo kooxdiisa Inter Milan. Daaficii hore ee kooxaha Real Madrid, Roma iyo Boca Juniors ayaa waxaa heshiiska uu kula jiro kooxdiisu dhacaya dhamadka xagagan waxaana lagu heli karaa beeca xorta […]

Scott Parker oo xilka Kabtanimada England ku garacay Gerrard iyo Hart

Tababaraha kumeel  gaarka ah e xulka qaranka England Stuart Pearce ayaa kabtanka xulka England umagacabay xidiga qadka dhexe ee kooxda Tottenham Scott Parker. Saacado yar ka hor ayuu shaaciyay Stuart Pearce in kubad bur buriyaha naadiga Spurs uu hor kici doono caawa xulka Ingriiska kulanka saaxiibtinimo oo ay la ciyaarayan xulka Holland Xidigii hore ee […]

Ferguson “hadii aan Axada ka adkaano Tottenham waan qaadnay horyaalka“

 Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in kooxdiisu ay ku guuleysan doonto horyaalka Ingriiska hadii aaney axada dhibic iska lumin marka ay ka hortagaan Tottenham Ferguson oo lahadlay jariirada Daily Star waxaa  sheegay in kooxdiisu ay laciyaartay kooxaha Arsenal ,Liverpool iyo Chelsea wareega labad ayna axada laciyaari doonto Tottenhan hadii ay kabadisana […]

Drogba oo wada hadal la bilaabay Chelsea

Weeraryahanka kooxda Chelsea Didier Drogba ayaa kooxdiisa labilaabay wada hadalo cusub oo heshiiska loogu kordhinaayo 5 bil oo qura ayaa ka hartay heshiiska uu Didier Drogba kula jiro kooxda ku ciyaarta garoonka Stamford Bridge waxaana ay Chelsea hada wada hadal toos ah labilawday  xidigaan . Laacibkaan reer Ivory Coast ayaa doonaya in ku sii nagaado […]

Man United oo daawaneysa xidiga kooxda Torino Alen Stevanovic

Kooxda Manchester United ayaa  dawaneysa  hanan ciyaareedka xidiga qadka dhexe ee weerarka leh ee kooxda Torino Alen Stevanovic. Sida ay qoraty jariirada Daily Mail laacibkaan 21 jirka ah ee reer Serbia aya waxaa ay Unied dhowaan udirtay ninka ciyaartooyda usoo eeg eega kooxdaasi ee Martin Ferguson oo la dhashay tababare Alex Ferguson. Ninkaan ayaa asbuucyadii […]