HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Al-qaacidada Somalia oo iskuul ku yaala Baar Ubax ka afduubatay 50 dhalinyaro

Wararka ka imaanaya Deegaanka degmada Howl wadaag gaar ahaan isgoyska Baar Ubax iskuul ku yaala oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayan in Halkaasi laga kaxeystay 50-dhalinyaro oo la sheegay inay Alshabaab u kaxeysteen inay ka dhigtaan Ciidan. Mid ka mid ah macalimiinta iskuulka oo magaciisa ka gaabsaday xagga amaanka uu naftiisa u […]