Al shabab oo dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay ku qaaday Balad weyne
Ciidamada ka tirsan Maxkmadaha iyo Al shabaab oo kusugan hareeraha Baladweyne ayaa soo qaaday dagaalka ka dhan ciidamada haystay magaalada baladweyne iyadoona dagaalkaasi uu dhacay xalay saq dhexe. Wararaka ka imaanaya magaalada baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay abaaro 2:00 ee saq dhexe ay dagaal soo qaadeen ciidamada xarakada al shabaab iyagoona […]
May 1 2006 | Posted in Wararka | Read More »