HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Weeraro siyaabo kala duwan xalay uga dhacay Muqdisho

Xarakada Al shabab ayaa kordhisay dagaalada ku dhufoo ka dhaqaaqa ah ee ay ka wadaan magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Waxaa ay Al shabab weeraro gaadmo ah ku qaadeen dagmooyinka Hodan iyo Yaqshiid ee magaalada Muqdisho. Ciidamo ka tirsan Al shabab ayaa weerar xalay ku soo qaaday fariisimo ay leeyihiin maleeshiyada hogaamiye kooxeedyada  deegaanada Warshada […]