HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Al shabab oo odayaal dhaqmeed jirdil iyo xarig isugu daray dagmada Galcad

Xarakada Al Shabaab ee gobolka Gal gaduud ayaa Maanta xarig iyo jirdil ugeystay odayaal dhaqameed iyo nabadoona ka soo jeeda gobolka gal gaduud kadib markii la isku qabsaday ceel biyood ku yaala Tuulada Bud-bud ee degmada Gal-cad ee gobolka Galgaduud Ciidamo badan oo ka tirsan xarakada al shabaab oo wata afar gaari oo nuuca dagaalka […]