1: Tuesday, May 21, 2013 - 07:50:39
2: 1,268 Jeer.

20-ka ciyaariyahan ee ugu sumcada badan Champions League

Waxaa Qoray: Mohamed Siidi

champions_league
Kani waa koobka ugu xamaasada badan qaarada yurub ,wuxuuna jiraa nus qarni ka badan.

Waxaa ka soo muuqday wax ka badan dhowr kun oo ciyaariyahan .

Laakiin qoraaga aragtida fog ee Tom Irle ayaa aaminsan in ay jiraan 20 ciyaariyahan oo ugu sumcad badan koobkan .

“Markii aan ka eegay xaga rikoor sameynta,safashada ,guulaha,baasaska,iyo dhinacyo kale 20-kaan ayaa ugu sumcad badan koobka ayuu yiri wariyahan.

1. Lionel Messi
2. Paolo Maldini
3. Raul
4. Xavi
5. Clarence Seedorf
6. Ryan Giggs
7. Zinedine Zidane

8. Andres Iniesta
9. Luis Figo
10. Andrea Pirlo
11. Edwin van der Sar
12. Alessandro Nesta
13. Steven Gerrard
14. Samuel Eto’o
15. Kaka
16. Cristiano Ronaldo
17. Andriy Shevchenko
18. Paul Scholes
19. Alessandro Del Piero
20. Ruud van Nistelrooy

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed