2: 704 Jeer.
10 kun oo taagere ayaa timid tababarkii koowad ee Pep Guardiola siiyo xidigaha Bayer Munich + DAAWO SAWIRADA
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Tababaraha cusub ee kooxda Bayer Munich Pep Guardiola ayaa bilaabay howshiisii tababarka ee kooxdda.
Pep Guardiola ayaa isugu wacay dhamaan xidigaha kooxda si ay ugu diyaar garoobaan kulamada fasaxa.
10,000 oo taageerayasha Bayer ka tirsan ayaa yimid tababarkii koowaad ee Pep Gauardiola kaas oo ka dhacay garoonka Allianz Arena.
Xidigaha Dante iyo Javi Martinez ayaa ka maqnaa tababarka kuwaas oo wadamadoda umatalaya koobkaa qaaradaha.


FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨