Waxaa la daabacay: Saturday, May 24, 2014 - 08:14:21
Waxaa la aqristay: 462 Jeer.

10-kii Xiddig ee Taajiriyay Horyaalka Premier league

Waxaa Qoray:

cristiano-ronaldo-manchester-united-2-nice-wallpaper-1280x960

Halkan waxaan ku eegeynaa maanta xiddigaha kooxaha Premier league u horseeday in dhaqaale bada ay soo galiyaan laguna iibsaday lacago maa caadadnaa ah oo aad u fara badan.

Kadib Luiz halkan waxaa jira ciyaaryahano badan oo kooxaha Premier league markii ay iska iibiyeen ay ka macaasheen ama ay ka haleen lacago badan.

Waa kuwan 10-ka Xiddig ee Luiz ka hor kooxaha Premier league lacago badan ay ku heleen iyo kooxihii ay ku biireen.

1. Gareth Bale (Spurs to Real Madrid) 86m

2. Cristiano Ronaldo (United to Real) – 80m

3. Cesc Fabregas (Arsenal to Barca) – 35m

4. Luka Modric (Spurs to Real Madrid) – 30m

5. Xabi Alonso (Liverpool to Real Madrid) – 30m

6. David Beckham (Man United to Real) – 25m

7. Marc Overmars (Arsenal to Barcelona) 25m

8. Arjen Robben (Chelsea to Real Madrid) 25m

9. Nicolas Anelka (Arsenal to Real) – 22.3m

10. Mario Balotelli (Man City to AC Milan) – 19m

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨