2: 523 Jeer.
10-kii sano ee ugu dambeesay iyo lacagaha ay suuqa ku qarash gareeyeen Barcelona iyo Real Madrid (Warbixin muhiim ah)
Waxaa Qoray: Hoos ka fiiri
Naadiyada Real Madrid iyo FC Barcelona waxaa ka dhaxeeyo xifaaltan soo jireen ah kaasi oo marxalado kala duwan soo maray haatana waxaan idiin heynaa labada naadig ee ugu awooda badan dalka Spain 10-sano ee aan kasoo gudubnay iyo lacagaha ay suuqa Yurub ku faraqeen.
Laga soo bilaabo sanadii 2003 ilaa iyo 2013 Real Madrid iyo Barcelona waxay ku caan baxeen inay sanad walbo maaliyiin lacago ah suuqa Yurub ku faraqaan sidaa darteed waxaan idiin heynaa isku bar bar dhig lagu sameeyay,
Laga soo bilaabo sanadii 2003 markii ay Madrid lasoo saxiixatay David Beckham waxay kooxdan qarash gareesay inka badan 1-bilyan oo euro ah sidoo kalena markii labadan naadi la isku bar bar dhigo lacagaha ay qarash gareeyeen sanad walbo guud ahaan Madrid ayaa 300-milyan dheer dhigeeda Barcelona,waxaan kaloo la iloobi karin in Madrid ay sanadii 2009 ay Cristiano Ronaldo kusoo iibsatay 80-milyan oo pound ilaa haatana cayaaryahanka dunida ugu qaalisan,
Hadaba waa tan hoos ku qoran 10-kii sano iyo Madrid iyo Barcelona sanad walbo lacagihii ay qarash gareeyeen.
Real Madrid |
Xili cayaareedka |
Barcelona |
€42.5m |
2013-14 |
€70m |
€33.5m |
2012-13 |
€33m |
€55m |
2011-12 |
€60m |
€89m |
2010-11 |
€72.5m |
€257.4m |
2009-10 |
€93m |
€82.2m |
2008-09 |
€96m |
€119m |
2007-08 |
€68.5m |
€103m |
2006-07 |
€31m |
€89.5m |
2005-06 |
€0m |
€56.7m |
2004-05 |
€78.5m |
€37.5m |
2003-04 |
€45.85m |
Waxaa Qoray: Sakariye Cabdi
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨