2: 920 Jeer.
10-kii ciyaariyahan ee asbuucan ugu fiicnaa aduunka
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Xidiga muslimka ah ee kooxda Bayer Munich ayaa hogaaminaya 10-kii ciyaariyahan ee asbuucan ugu wanaagsaneyd aduunka oo dhan.
Ribery oo labo gool dhaliyay labo goolna baasay kulankii Bayer Munich iyo Borussia-Monchengladbach ayaa kaalinta koowaad ka galay qiimenta wakaalada wararka ee Associated Press.
Weeraryahanka kooxda Chelsea Farnando Torres ayaa soo galay kaalinta labaad markii uu kooxdisa ka caawiyay guushii Europe League iyo in ay ku dhameystaan booska sadexaad ee Premier League.
Romelu Lukaku oo amah ugu ciyaara Wes Brom ayaa sadexaad soo galay markii uu Hat-rick ku macsalaameeyay Sir Alex Ferguson Axadii.
Waa kuwaan 10-kii ciyaariyahan ee asbuucan ugu wanaagsaneyd aduunka
1. Franck Ribery
2, Fernando Torres
4. Thibault Courtois,
5. Branislav Ivanovic,
6. Gareth Bale
7. Mario Balotelli,
8. Zlatan Ibrahimovic,
9. Radamel Falcao
10.Robin van Persie,
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨