2: 1,796 Jeer.
10-ka ciyaariyahan ee ugu oradka badan kubbada cagta oo la soo saaray –Theo Walcott ayaa hogaminaya
Waxaa Qoray: Mohamed Siidi
Daraasad sanadlaha ah ee xawaaraha ciyaartooyda ayaa markii ugu horeysay waxaa booska koowaad ka soo muuqday laacibka garabka ee kooxda Arsenal Theo Walcott.
Laacibka England ayaa la sheegay in uu yahay midka ugu oradka badan ciyaartooydu kubbada cagta marka ay kubbada wataan.
Super star-ka Real Madrid Ronaldo ayaa markii ugu horeysay laga waayay 10-ka ciyaariyahan ee ugu dheereysa marka ay kubbada wataan .
Qiimeyntaan ayaa lagu baara xiligii dhamaday xidig walba intii uu orday markii uu kubbada watay.
Waa 10-ka ugu sareeysa
1. Theo Walcott (Arsenal)
2. Jonathan Biabiany (Parma)
3. Joffre Guerron (Beijing Guoan)
4. Gareth Bale (Spurs)
5. Ryo Miyaichi (Wigan)
6. Victor Ibarbo (Cagliari)
7. Lucas Moura (Sao Paulo + PSG)
8. Arjen Robben (Bayern Munich)
9. Aaron Lennon (Spurs)
10. Ignazio Abate (Milan)
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN
BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨