Waxaa la aqristay: 594 Jeer.
Zlatan Ibrahimovic “Cadawgeyga waan la heshiin karaa”
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Laacibka kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay in aaney wax culus aheyn in aad la heshiiso cadawgaada mararka qaar hadii aad ku gaareyso danahaaga gaarka ah.
Ibra ayaa doonaya in uu noqdo ciyaariyahanka ugu badan ee ka ciyaaray horyaalo kala duwan waxaana uu dhowaan sheegay in uu aadi doono kooxda Bayer Munich ee wadanka Jarmalka marka uu ka dhaco heshiiska uu kula jiro PSG .
Laakin majalada Azz ayaa weydiisay “waxaa halkaas kaaga horeeya Pep Guardiola sideed ka yeeli doontaa”
“Waa cadowgeyga koowaad ee kubbada cagta Guardiola ,laakin mararka qaar waxaa lagayaba in aad cadawgaaga iskala heshiso adigoo raadinaya danahaaga marka waa macquul in an heshiino aniga iyo isaga ayuu ku jawabay Ibra.
Ibrahimovic iyo Pep Guardiola ayaa isku dhacay xiligii ay wada joogeen Barcelona
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
… [Trackback]…
[...] Read More Infos here: soomaalidamaanta.com/zlatan-ibrahimovic-cadawgeyga-waan-la-heshiin-karaa/ [...]…
Yp7Jlc A round of applause for your blog article.Much thanks again. Really Cool.