HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Friday, December 7, 2012 - 21:21:29
Waxaa la aqristay: 888 Jeer.

Yuu Higuita u arkaa sadexda gool haye ee dunida ugu wanagsan?

Waxaa Qoray:


Mucjisadii hore ee goosha ee xulka Colombia Rene Higuita ayaa sheegay in sadex bad baadiye ee hada ugu wanaagsan aduunka ay yihiin Iker Casillas ,Petr Cech iyo Víctor Valdes.

“Iker Casillas oo Real Madrid, Víctor Valdes oo Barcelona iyo Petr Cech oo Chelsea ayaa ah shabaq ilaaliyaasha ugu wanagsan dunidaan aniga qiyaasteyda ayaa laga soo xigatay xili uu u waramayay wargeska Times qeeybtiisa India.

Higuita ayaa sidoo kala wax laga weydiiyay farqiga u dhaxeeya Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, lakiin wuu ka gaabsaday in mid uu doorto .

” xirfad ahan labadodaba wey sareysaa waana jeclaan lahaa in labadooda kooxeeda ay usii ciyaaran ayuu yiri

Sadexda nin ee uu magacabay gool hayahan oo aduunyada mucjisooyin hore ugu dhigay ayaa ah kuwa leh qaab ciyaareed wanaagsan .

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

3 Comments for “Yuu Higuita u arkaa sadexda gool haye ee dunida ugu wanagsan?”

  1. I also love the old Buicks. Very well built and stylish, solid American cars.br / I private a 66 Skylark Convertible. My parents had 61 and 64 LeSabres for many many years in the early 70s. I’d gladly individual any 60s Buick. I also individual a 91 LeSabre that I are unable to get rid of. I like the LeSabres and Park Aves up to about 2006. They however appear like Buicks. The new Buicks look like all of the other soap bar cars on the road. If It failed to possess the Tri-shield on the grille it might as nicely become a Lexus. And I don’t like the roof line especially the C-pillar. The new Regal might be a wonderful car but collectible? Not to me. I am going to stick with all the old stuff. Will not like the new Cads both..

  2. Hi Ian B,br /Will have an east coast towers post shortly which should be of interest for you..

  3. Jabriil jacfar

    Oooh hakudarin victor valdes kaas wax jiro ma ahan koox fiican ayuu heestaa lkn mafiicna kubadal Buffon ama joe hart

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale