1: Wednesday, December 5, 2012 - 15:29:30
2: 511 Jeer.

Yey ubaahan yihiin Taageerayasha Madrid hadii uu baxo Jose Mourinho?

Waxaa Qoray:


In ka badan 50,000 oo ah tageeryaasha kooxda Real Madrid ah ayaa aalada internet-ka ugu qeeb galay codeen ay qaaday MARCA oo ku aadan cida badali karta José Mourinho hadii uu ka tago kooxda caasimada bisha June.

Waxaan cod bixiyaasha la weydiiyay su’aashan

“hadii aad ahaan laheed madaxwayne Florentino Pérez aadna u baahanan laheed macalinka badala José Mourinho, macalinkeed dooran laheed?

Waxaa ay tageerayaasha Real Madrid ey codka ugu shubeen macalinka xulka Germany Joachim Löw.

Codeenta eey qaaday MARCA waxaa uu macalinka xulka Germany halay coadkii ugu badnaa ee tageeryash dacada ee kooxda Real Madrid waxaana uu helay 30% cod .

Macalin Carlo Ancelotti ayaa isnaa noqday macalika labad oo codeenta MARCA waxa ka helay markii uu 1200 oo u dhiganta – 2.5% -.

Jürgen Klopp, oo ka mid ah maclimiintii sanadahan danbe ka soo shaac baxeen yurb leyliyana kooxda Borussia Dortmund ayaa helay 15% coodka .

Codeentaan ayaa ku adan kadib markii shalay warbahinta dalka Spain eey sheegen in Mouriho uu kooxda ka tagi doono bisha June

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale