HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 20, 2013 - 20:24:05
Waxaa la aqristay: 702 Jeer.

Yaa noqon kara badalka Víctor Valdés ? (codeyn laga qaaday taageerayaasha Barcelona)

Waxaa Qoray:

valdes
Kadib codeyn lagu qaaday bogga tageerayaasha ee jariirada Marca ayaa lagu ogaaaday in hadii uu Víctor Valdés ka tago kooxda Barcelona ay taageeryaasha kooxda Barça ay badalkiisa u arkan Manuel Neuer u qabto kooxda Bayern Munich.

Valdes ayaa maalmahan la hadal hayay in uu ka tagi doono kooxdiisa waxaana Neuer uu ka cod bidiyay da’a yarka kooxda Valencia Vicente Guaita, waxaana kalinta sedaxaad galay David de Gea, oo goosha uqabto kooxda Manchester United

Barcelona ayaa sidoo kale 10 milion ku dooneysa laacibka goosha uqabta kooxda Liverpool Jose Reina kaas oo ka soo baxay xarunta Barcelona ee Lamasia .

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

1 Comment for “Yaa noqon kara badalka Víctor Valdés ? (codeyn laga qaaday taageerayaasha Barcelona)”

  1. Abdi

    Hadii uu Neuer ama courtois, ama ter stegen noqdo keeperka barca dadka UCL magaca ku saxiixa hada ha iskaga sii qoraan… hada fahantahai waha ka waaddo…

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale