HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Monday, February 11, 2013 - 19:59:23
Waxaa la aqristay: 1,609 Jeer.

Yaa hogaamiya Man United Rooney mise Van Persie? waxaa ka jawabaya Jose Mourinho.

Waxaa Qoray:

van vs rooney
Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa hoos udhigay awood la buun buuniyay ee Robin Van Persie waxaana uu sheegay in wali United ay ku dhaqaaqdo Wayne Rooney .

Mou ayaa sheegay in United markii aad maqasho waqtigaan aad durba xaasuusaneyso Rooney uuna yahay hogaamiyahooda dhabta ah kadib wareysi uu siiyay Mirror.

“Aniga waxaan ahay Ronaldo halka Ferguson uu yahay Rooney mana jiraan wax intaas dheer labadaas shaqsi ayaana kulanka ugu weyn ayuu yiri Mourinho .

Jose oo la waeydiiyay halista Van Persie ayaa ku soo koobay in uu og yahay in uu ciyaaro ,waxaana uu ahmiyada koowaad ka dhigay Rooney

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale