HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Saturday, February 23, 2013 - 20:54:20
Waxaa la aqristay: 339 Jeer.

Xukuumadda Somalia oo ka fakareysa sida ay ka yeeli lahayd Siyaasadaha is-diidan ee Jubbooyinka.

Waxaa Qoray:

 

Xukuumadda Somalia ayaa ka fakareysa Sidii ay ka yeeli lahayd Xaaladda Cabasho ee ka soo yeereysa Beelaha ka soo jeeda Magaaladda Kismaayo kuwaasi oo Cabasho u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud iyo Wasiirka Wasaaradad Arimaha Gudaha iyo Amniga.

Cabashadda Dhowr Beel ee ka soo jeeda Magaaladda Kismaayo ayaa ku soo beegmeysa Xilli dib u dhac uu ku imaaday Shirkii Maamul u sameyn ee lagu balan-sanaa Maanta, iyada oo ay jiraan Khilaafyo ka dhex taagan Qabaa’ilada ka soo jeeda Jubbooyinka kasoo salka u haaya Is-faquuq.

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ee ka soo jeeda Jubbooyinka ayaa Madaxweynaha iyo Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ku wargalshay in xiligaani ay mudantahay in la joojiyo maamul u sameynta Jubbooyinka, iyaga oona sheegay inay ka dhalan karto Buuq iyo isqab-qabsi qabiil  

Odayaasha iyo aqoonyahaanada ka soo jeeda Dhulkaasi ee ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa Warqadao u gudbiyay Madaxda sar sare ee Xukuumadda iyaga oona ka cabanaaya qaabka lagu doonaayo in Maamul loogu sameeyo Jubboyinka.

Si kastaba ha ahaatee Madaxda Xukuumadda ayaa lagu wadaa inay si gaar ah uga hadlaan xalinta Maamul u sameynta Jubbooyinka iyaga oona kasoo fakiraayo sidii lagu qancin lahaa Gabi ahaan Beelaha kasoo jeeda Dhulkaasi.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

29 Comments for “Xukuumadda Somalia oo ka fakareysa sida ay ka yeeli lahayd Siyaasadaha is-diidan ee Jubbooyinka.”

  1. Clomiphene 50 mg

    I really liked your blog post.Much thanks again. Really Great.

  2. generic clomid

    Very good article post.Much thanks again. Fantastic.

  3. generic clomid

    A big thank you for your blog post.Really looking forward to read more. Great.

  4. buy clomid no prescription

    Hey, thanks for the post.Thanks Again. Awesome.

  5. http://clomidnoprescription.beep.com/

    Really enjoyed this blog.Much thanks again. Cool.

  6. clomid no prescription

    I am so grateful for your article post. Awesome.

  7. buy clomid no prescription

    Major thanks for the post. Great.

  8. http://clomidnoprescription.beep.com/

    wow, awesome blog post.Really thank you! Much obliged.

  9. buy clomid no prescription

    Thanks so much for the article post.Really thank you! Much obliged.

  10. generic clomid

    Very neat blog.Thanks Again. Keep writing.

  11. somaliweyn

    fikirkeyga waxaan dhihi lahaa ogaaden wax uma yaalee ee halaga qabto kismaayo

    kismaayo waxaa leh asal ahaan digil iyo mirifle ee haloo daayo dadka leh dhulkaas

  12. abdi axmed

    fikir kayga hadan ka dhibto ogaden waligi gaal ayu dhulkisa siya ee umada halaga qabto shekhal iyo marexan iyo hawiye iyo majerten aya kismayo wax laga waydin lkn ogaden maya somalinimo un hadi wax lagu sin haa lkn degan ahan waxba lagama waydinayo meshay ka imadena wa layqana

  13. buy viagra discount

    YTvvui Thanks for the article post.Much thanks again. Really Great.

  14. buy imitrex

    rwB98m I loved your article post. Fantastic.

  15. buyviagra online

    wmaJT9 A big thank you for your post.Really thank you! Awesome.

  16. buy imitrex

    1hQduf Major thankies for the blog article.Really looking forward to read more. Keep writing.

  17. buy stendra generic

    zjVc9S Thank you for your post.Really thank you! Cool.

  18. buy stendra generic

    7NkcF0 Wow, great article.Thanks Again. Really Great.

  19. buy generic cialis

    2aDqdP Great, thanks for sharing this blog article.Much thanks again. Will read on…

  20. buy imitrex generic

    UIyXEI Thanks a lot for the blog.Really looking forward to read more. Will read on…

  21. buyviagra online

    W3euOM I think this is a real great post. Great.

  22. buy generic cialis online

    fMjfRI Enjoyed every bit of your blog article. Fantastic.

  23. buy imitrex generic

    xDaWwd Thanks so much for the blog article.Really thank you! Really Cool.

  24. buy cialis discount

    SB8FHX Im thankful for the article post.Much thanks again.

  25. buy imitrex generic

    zWl5SI Im grateful for the blog article.Really looking forward to read more. Fantastic.

  26. buy imitrex generic

    LiXX1r A round of applause for your article post.Much thanks again. Really Great.

  27. buy stendra online

    rs9UYq Very good blog.Really looking forward to read more. Awesome.

  28. buy generic cialis

    BC6DlM Fantastic blog post.Much thanks again. Really Cool.

  29. buy cialis discount

    fjETEI Thanks for the blog post. Keep writing.

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale