1: Wednesday, December 5, 2012 - 20:45:08
2: 393 Jeer.

Xidigihii goostay ee xulka Eritrea oo la helay

Waxaa Qoray:


17 ka mid ah ciyaaryahandii xulka Eritrea iyo dhaqtarkoodo ee shalay ku goostay dalka Uganda ayaa lagu so waramayaa iney is dhibeen si qoxootinimo loogu qaabilo .

David Apollo Kazungu oo ah gudoomiyaha qaxootiga u qabilsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa u sheegay BBC-da in ciyaaryahanadii goostay ee xulka Eritrea uu la kulmay saakay .

“waxay ii sheegeen in xaalada wadankooda eey adagtahay ayna u bahan yahiin nolal caadi ah ayuu yari David Apollo Kazungu.

Kazungu ayaa intaa ku daray in sidoo kala eey ciyaryahanadan u gudbiyeen Hay’adda qaramada midoobe u qaabilsan qaxootiga ee (UNHCR) sidii ay u caawin karaan 17-kaan ciyaaryahano ee reer Eritrea.

Xulka Eritrea ayaa dhawan laga soo reebay ciyaarah Cecafa Senior Challenge Cup ,markii bar bar dhac ay la galeen Zanzibar iyagoo laba guul daro oo kala duwana kala kulmay Malawi iyo Rwanda.

Nicholas Musonye oo ah xoghaya Cecafa ayaa yiri ,waxaa uu ahaa war lagu farxo in dib loo helo ciyaaryahanadii xulka Eritrea.

 

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed
















Log in | Designed by Jimcale