Waxaa la aqristay: 663 Jeer.
Xidigaha cusub ee Arsenal Nacho Monreal oo loogu wacay kulanka Stoke City
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah

Xidiga cusub ee kooxda Arsenal Nacho Monreal ayaa loo magacabay kooxda Arsenal ee ka hor tagi doonta bari kooxda Stoke City kulan ka tirsan Premier League.
Dhaawaca Kieran Gibbs kaas oo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in uu garoomada ka maqnhaan doono 6 asbuuc ayaa ku qasabtay tababare Wenger in uu uwaco laacibkaan cusub.
Monreal oo 26 jir ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ku soo biiray kooxda ku ciyaaarta Emirates Stadium isagoo ka yimid Malaga .
Tababare Wenger ayaa daafacan ku tilmaamay laacib mustaqbaleh kaas oo hada ka mid ah xulka waa weyn ee Spain
Xidigaha uu Wenger umagacabay kulanka Stoke waa kuwaan
Szczesny, Monreal, Vermaelen, Mertesacker, Sagna, Podolski, Cazorla, Ramsey, Wilshere, Walcott, Giroud, Mannone, Koscielny, Santos, Oxlade-Chamberlain, Diaby, Jenkinson, Rosicky
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨