HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Wednesday, December 12, 2012 - 17:32:53
Waxaa la aqristay: 745 Jeer.

Xidiga Atletico Madrid Arda Turan oo xiriir jacel la sameeyay gabadha caanka ah ee Paris Hilton

Waxaa Qoray:


Wararka la xiriira atariishada reer America ee Paris Hilton ayaa sheegaya inay xiriir jaceyl oo uguba la sameysay xiddiga reer Turkish ee u cayaara kooxda ka dhisan Spain ee Atletico Madrid Arda Turan.

Dhacdadaan ayaa ku soo aadaya kadib markii Hilton soo booqatay magaalo madaxda Turkiga arimo la xiriira xayisiin, waxayna ku kulmeen halkaas Arda Turan oo isaguna qeyb ka ahaa xayisiiska..

Arda ayaa ka yar da’ahaan Paris, laakiin sida muuqata wuxuu ku qancay magaca iyo maalka ay ku fadhido Hilton,waxaana warbaahintu ay shaacisay in laacibkaan uu ku qancay in uu nolol la wadaago gabadhaan.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale