HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Thursday, January 3, 2013 - 19:32:59
Waxaa la aqristay: 1,226 Jeer.

Xidig loo ganaxay Lionel Messi awgii (maxey tahay sababtu?)

Waxaa Qoray:

meessi379hp2
Xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Valladolid Jesús Rueda ayaa labo kulan laga ganaxaay horyaalka Spain ee La Liga ,Lionel Messi awgii .

Laacibkaan ayaa la sheegay in ciyaartii Barca iyo Valladolid ee 3-1 uu utagay garsooraha uuna ku yiri waxaad uhiilineysaa Messi ee dhex dhexaad iska dhig.

Sid ay warbixintu sheegeyso laacibkaan kuma ekeysan intaas waxaana uu booqday qolka garsoorka waxaana uu ku yiri ” Waa inaad wax noo dhigtaa innaga, wax kasta waxaad u dhigeysaa Lionel Messi waayo isaga waa Messi”.

Laacibkaan oo ka mid ah xidigaha ugu muhiimsan kooxda Valladolid ayaa hadalkaas dartiis labo kulan la ganaxay .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale