HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Wednesday, December 12, 2012 - 20:42:18
Waxaa la aqristay: 307 Jeer.

Xaruntii Fisha Bara ee Muqdisho oo maanta la dhagax dhigay + Sawirro

Waxaa Qoray:

Munaasabad ballaaran oo uu soo qabanqaabiyay agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda iyo Dekedaha Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur) ayaa maanta ka dhacday xarunta Gaadiidka Fisha Bara ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud gaadiidka Badda iyo Dekedaha Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo ka qeyb galay munaasabadda dhagax dhigga ah ayaa dhagaxii ugu horeeyay oo dib loogu dayac tiraayo xaruntii Gaadiidka Dayactirka Fisha Bara wuxuu dhagax dhigay si mar kale dib loogu howlgeliyo.

Munaasabadda dhagax dhigga oo uu ka hadlay agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha guud Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur ayaa sheegay in howshaan dib loogu dayac tiraayo ay tahay markii labaad xarunta gaadiidka dayactirka, wuxuuna sheegay inay iska kaashadeen Wasaaradda Howlaha guud, guddiga gaadiidleyda rayidka ah iyo shaqsiyaad gaar ahaaneed si mar kale xarunta gaadiidka dayactirka ay howlaheeda dib ugu bilowdo.

Agaasimuhu wuxuu sheegay in xaruntaas dib loo dhisay muddo laga joogo afar sano kaddibna ay ku burburtay dagaalkii kooxda Al-Shabaab ay ku burburisay dhowr dhismo oo dowladdu lahayd oo ku yiilay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo bulshada wax weyn u qaban jiray haatanna Wasaaraddu ay qorsheysay inay mar kale howlgeliso si wax loogu qabto gaadiidka u baahda in dib loo dayac tiro.

Wasiirka oo dhag dhigaasi kaddib ka hadlay ayaa isna sheegay in Wasaaradda Howlaha guud iyo gaadiidka Badda iyo Dekedaha ay u xilsaaran tahay in dowladdu ay ka haqab tirto dhinaca gaadiidka, isagoo sheegay in gaadiid gaaraya ilaa 80-baabuur ay Wasaaraddu siisay hay’adaha dowladda haatanna xaruntaan dib loo dayactiraayo ay gaadiidkii u baahda dayactir looga shaqeyn doono si bulshada wax loogu qabto, wuxuuna ammaan iyo bogaadin u jeediyay intii soo abaabushay, intii gacanta ka geysatay.

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

19 Comments for “Xaruntii Fisha Bara ee Muqdisho oo maanta la dhagax dhigay + Sawirro”

  1. Together with every little thing that appears to be building inside this specific area, many of your points of view are rather refreshing. On the other hand, I beg your pardon, because I can not give credence to your entire plan, all be it exhilarating none the less. It looks to everybody that your comments are generally not entirely validated and in reality you are your self not entirely certain of your assertion. In any case I did appreciate reading it.

  2. Thank you, I have just been searching for info approximately this topic for a while and yours is the best I have came upon so far. But, what about the conclusion? Are you positive about the supply?

  3. Today, while I was at work, my cousin stole my apple ipad and tested to see if it can survive a forty foot drop, just so she can be a youtube sensation. My apple ipad is now broken and she has 83 views. I know this is totally off topic but I had to share it with someone!

  4. Hi there, I found your website by way of Google while searching for a comparable matter, your web site got here up, it looks good. I’ve bookmarked it in my google bookmarks

  5. Putting job candidates to fill out online job applications. With this in mind, there is a lack of manpower within the building is designated to each janitor and they are easy to understand that nothing great happens alone.

  6. I know this if off topic but I’m looking into starting my own blog and was curious what all is needed to get setup? I’m assuming having a blog like yours would cost a pretty penny? I’m not very web savvy so I’m not 100% positive. Any tips or advice would be greatly appreciated. Appreciate it

  7. I am curious to find out what blog platform you’re utilizing? I’m experiencing some small security problems with my latest website and I’d like to find something more safe. Do you have any suggestions?

  8. There is obviously a bundle to realize about this. I suppose you made some nice points in features also.

  9. “I truly appreciate this blog article.Much thanks again. Fantastic.”

  10. Does your site have a contact page? I’m having a tough time locating it but, I’d like to send you an e-mail. I’ve got some ideas for your blog you might be interested in hearing. Either way, great blog and I look forward to seeing it expand over time.

  11. Only the curious will learn and only the resolute overcome the obstacles to learning. The quest quotient has always excited me more than the intelligence quotient.

  12. Thank you for some other informative blog. The place else may I am getting that kind of info written in such an ideal means? I’ve a project that I am just now working on, and I’ve been at the glance out for such information.

  13. Respectable, reliable lenders require guarantors to secure the credit or with no credit check. These reserve accounts are set aside for the payment period is therefore 8 /100 0.08.

  14. Another advantage is no grunting noise, just pure silence of the pedals. From the perspective of the electric engine!

  15. You have observed very interesting points ! ps nice web site .

  16. You’ve got a great website here! How would you like to produce some guest posts over at my website? Email me.

  17. Smart bird. Bread is poor for birds, esp. in cold weather.

  18. Creating neat website is just not harder than creating excellent facts. However you know that you performed the two quite very well. Thank gentleman.

  19. abdulrazaq muhiaddin kalmoi

    this is my father

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale