Waxaa la aqristay: 73 Jeer.
Xarakada Al Shabab oo faarujisay Degmada Cadale
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Wararka ka imaanaya degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inay maleeshiyada al-Shabaab shalay galinkii dambe isaga baxday magaaladaasi kaddib markii culeys uu ka yimid ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM.
Goob-joogayaal ayaa usheegay inay arkeen maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab oo wadata gaadiid dagaal kana baxaysa degmada Cadale.
Goob-joogayaasha waxay intaas ku dareen inay maran yihiin dhammaan xarumihii al-Shabaab ee magaalada, sida xarunta maamulka degmada, saldhigga booliska iyo xarumo kale.
Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa horey ugala wareegay kooxda al-Shabaab gacan ku haynta degmooyinka Jowhar, Mahaddaay iyo Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨






You are a very intelligent individual!
As services are provided, and credit is given for the first place many entrepreneurs go to. There are many companies offering these services. However, homeowners must avoid borrowing too much money.
Great site! I am loving it!! Will come back again. I am taking your feeds also
Thanks for helping out, great information.
From the perspective of the pedals. You need an electric bike, you will not have to use gasoline again and you move on to a neighborhood convenience store.
Indians and Chinese and other considerably Easterners ought to not be included while in the 99.6%. Only the Christians ( and put up Christians = socialists, communists, considerably ideal, Lutherians etc… and Muslims)
Yay, car guys!