Waxaa la aqristay: 1,221 Jeer.
Wiil yar oo ka yaabsaday Madaxweyne Obama
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Wiilkaani oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxa uu ka yaabsaday Madaxweynaha Dalkaasi Mareykanka Obama kadib markii wiilka uu gacmaha la galay Raashiinkii loogu tala galay Madaxweyne Obama
Barak Obama Ayaa la cajiibay Ficilka uu sameeyay wiilkaasi yar walow Barak Obama uu jecel yahay Caruurta hadda waxaa uu si gaar ah uga yaabay Wiilkaasi da’da yar oo isagu faragaliyay raashiinka gaarka u ahaa Obama
Muqaalkaani ayaa ah mid ka yaabiyay Ciidamada amaanka Mareykanka maadama Wiilka yar uu ahaa mid fara-dheer islamarkaana aan tix-galin Madaxweynaha iyo dadkii la cuneynaayay, Barak Obama ma uusan muujin la yaabkiisa balse waxa uu muujiyay Degnaansho maadaama uu yahay Ruux aad u saba badan jecelna dadka gaar ahaan caruurta
Si kastaba ha ahaatee Barak Obama ayaa inta badan Khudbooynkiisa kusoo qaata wixii uu kala kumay Wiilkaasi yar isaga oo sheegay inuu ahaa wiil fir-fir coon oo aan u dhimaneynin baahi islamarkaana jecel inuu buuxiyo calooshiisa.
FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
