HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO

Waxaa la daabacay: Wednesday, December 12, 2012 - 20:18:17
Waxaa la aqristay: 889 Jeer.

Wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay Shirqool wadanka Canada .

Waxaa Qoray:


Wararka ka imaanay wadadnka Canada aya sheegaya in halkaas lagu dilay wiil Soomaaliyeed oo ay shirqooleen labo kale oo dhalin yaro ah kuwaas oo ka kaxeeyay hoygiisa .

Sida ay wararku sheegayaan wiilkaan oo lagu magacabi jiray Ibraahim Abuukar ayaa waxaa uyimid labo wiil oo kale oo saaxibadiis ahaa waxaana ay ku yiraahdeen na raac xaafad dhow ayaan gaareynaa .

Markii ay gaareen gurigii ay bilaabeen fal xatooyo ah waxaana rasaas ku soo furay milkiilihii guriga waxaana goobtaas lagu dilay Ibraahim Abuukar oo aan ka warheynin qorshahan sida ay xaiijiyeen booliska Toronto.

Wiilkaan oo ahaa 22 jir ayaa ka mid ahaa ardayda wax ka baraneysay jaamacada York University waxaana geeridiisa aad uga naxay asxaabtii uu wax la baran jiray .

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨
















Log in | Designed by Jimcale