Waxaa la aqristay: 743 Jeer.
Wiil 14 jir ah oo meydkiisa laga helay garoonka kooxda Corinthians + DAAWO SAWIRADA
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farah
Booliska ayaa bilaabay baaris ku aadan wiil 14 jir ah oo lagu dilay garoonka kooxda Corinthians ee wadanka Brazil xili ay socotay ciyaar ka tirsaneyd koobka South America laga ciyaaro Libertadores .
Booliska magaalada Oruro ayaa sheegay in wiilkaan ay dileen taagerayasha kooxda Corinthians waxaana wiilkaan uu taagero u ahaa kooxda San Jose oo ka soo horjeeday.
12 qof oo loo heysto dilka 14 jirkaan ayey boolisku soo xireen waxaana su,aalo laga weydiin doonaa cida dishay 14 jirkaas .
Tabababaraha kooxda horyaalka aduunka ee Corinthians Tite ayaa sheegay in uusan fileyn in taagerayashoodu ay qof nafta dhaafiyeen habeenkii Arbacada ,laakin ay sugi doonaan natiijada booliska .







FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨