Waxaa la aqristay: 31 Jeer.
Wasiirka Howlaha guud oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya
Waxaa Qoray: Jabriil Max'ud Nuur (Jabra)
Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka Badda iyo Dekedaha Muxudiin Maxamuud Kaalmooy ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka ururka jaamacadda Carabta u fadhiya magaalada Muqdisho Amabassador Al-Sayid Maxamed Cabdalla Idiris.
Qaabilaadaasi oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda iyo Dekedaha ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradaas Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur iyo Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradaas.
Kulanka oo ay isku dhaafsadeen arrimo badan oo la xariiray iskaashiga iyo wax wada qabsiga ka dhaxeeya ururka Jaamacadda Carabta iyo Dowladda Soomaaliya oo qeyb ka ah ururkaas.
Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen markii uu soo gabagaboobay kulankaas ayaa waxaa ugu horeyn Saxaafadda si wadajir ah ula hadlay Wasiirka Wasaaradaas Md. Kaalmooy iyo wakiilka ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Al-Sayid Idiris.
Wakiilka oo hadlay ayaa ka warbixiyay booqashada uu ku yimid Wasaaradda iyo kulanka uu la qaatay mas’uuliyiinta, wuxuuna sheegay inuu soo gaarsiiyay hambalyo iyo bogaadin uu ka siday Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta iyo dalalka ku bahoobay ururkaas.
Ambassadorku wuxuu sheegay in ururka Jaamacadda Carabta uu si weyn u soo dhoweynaayo una garab taagan yahay Dowladda cusub ee uu horseedka ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud iyo xukuumadda tirada yar ee uu magacaabay Ra’iisal Wasaare Saacid, iyadoo taas laga doodaayana ay maanta ku soo beegantay inuu soo gaarsiiyo hambalyadaan qaaliga ah ee iyo taageerada uu ururku jaamacadda u hayo Dowladda Soomaaliya, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ururka Jaamacadda Carabta uu ka qeyb qaadanaayo dib u dhiska dalka Soomaaliya iyo sidii taageero maadi ah loo soo gaarsiin lahaa shacabka Soomaaliyeed, wasaaradda uu maanta booqday ay tahay Wasaarad howsheedu tahay dib u dhiska dalka Soomaaliya.
Wasiirka Howlaha guud oo isna si gaar ah uga hadlaayay kulanka uu maanta la qaatay wakiilka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay inuu soo dhoweynaayo dadaalka jaamacadda Carabta ee ku wajahan dib u dhiska dalka Soomaaliya oo sida laga warqabo 22-sano ay ku burbureen kaabayaashii dhaqaale ee uu dalku iska lahaa, wuxuuna sheegay in Wasaaradda Howlaha guud ay dejisay qorshe ay wax kula wadaageyso dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta gaar ahaan Wasaaradaha ku shaqada leh dib u dhiska dalka.
Waxa uu sheegay Wasiirku in dowladda Soomaaliya ay dejisay qorshe asal u ah amniga, siyaasadda iyo dib u dhiska, wuxuuna hoosta ka xariiqay in booqashada wakiilka ay ku soo beegantay iyadoo dhowaan wasiirada dib u dhiska dalalka jaamacadda Carabta ay kulan xasaasi ah ku yeelanayaan magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq kaasoo dhici doona inta u dhaxeya 18-ka ilaa 20-ka bishaan, wuxuuna xusay in dowladda Soomaaliyeed isagoo ka wakiil ah uu kulankaas hordhigi doono mashaariic ku saabsan dib u dhiska dalka Soomaaliya si ay gacan uga geystaan wadamada Wasiiradooda ay halkaasi ku shirayaan dib u dhiska dalka Soomaaliya.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

































Apple now has Rhapsody as an app, which is a great start, but it is currently hampered by the inability to store locally on your iPod, and has a dismal 64kbps bit rate. If this changes, then it will somewhat negate this advantage for the Zune, but the 10 songs per month will still be a big plus in Zune Pass’ favor.
Hello there, I found your blog by the use of Google at the same time as looking for a comparable subject, your web site came up, it looks great. I’ve bookmarked it in my google bookmarks.
One such successfully filled position can help you even over-achieve your month’s target. Equipment in use by this profession are mops, screwdrivers, and towels. And you can implement measures to satisfy the established criteria.
Hi there, just wanted to mention, I loved this article. It was funny. Keep on posting!
I was vastly satisfied to find this web-site.I wanted to thanks for your calculate representing this fantastic read!! I without doubt enjoying all insignificant crumb of it and I have you bookmarked to check absent new to the job stuff you blog post.
Just how then, spotting our team are compulsory to the hypothesis that women and men want in comparatively cold irrigate, closely how is it they desire hence well? The area rapidly above should emphatically live entered by a plank propped from the threshold, next to which the intruder ought to foot it gingerly, clutching for abet to sprays of poison oak, the straight strategy of the nation.
Hello there! I know this is kinda off topic but I was wondering if you knew where I could find a captcha plugin for my comment form? I’m using the same blog platform as yours and I’m having difficulty finding one? Thanks a lot!
The pictures of airplanes flying into buildings, fires burning, huge structures collapsing, have filled us with disbelief, terri
I always was concerned in this subject and still am, regards for posting .
Debt collectors to stop payments to the loss mitigation department; 5. Be Persistent. One of the original appraisal instead.
Is the job market will continue to decline. For 115 volt welders you will have to reach the sellers. Mechanized and automated titanium welding equipment system when the operator is required to spend a disproportionate amount of financial ability. {||||
As a Newbie, I am always browsing online for articles that can be of assistance to me. Thank you
electric bicycles do not require any sort of registration, insurance, licence plates etc. which other conventional motorized transportation need. That is a huge saving cost compared to gasoline consumption.
Perfect work you have done, this website is really cool with good info .
Relaxation In Peace Mary.. Thanks for the tale Dan and Company.
Amish Market place in NYC. Thin crust brick oven. I highly recommend the four cheese pizza with blue cheese being an add-on, if you are into cheese. Addictive.