Waxaa la aqristay: 77 Jeer.
Warshad soo saareysa Buugaagta oo laga furay Magaalada Hargeysa
Waxaa Qoray: Abdullahi Osman Farax "Raafac"
Waxa magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland laga furay Warshad soo saareysa Buugaagta.
Xaflad lagu furayay warshaddaan ayaa waxa ka qayb galay Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkiisa.
Milkiilaha Warshadda oo lagu magacaabo Xaaji Aadan Maxamed ayaa warbaahinta u sheegay inay ugu talagaleen inay uga faa’ideeyaan Ardayda Dugsiyada deegaannada maamulka Somaliland.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Mr. Siilaanyo ayaa ku dhiirrigeliyay ganacsatada kale inay sii laba jibbaaraan Warshadaha wax soo saarka leh, kuwaas oo dhinacyo badan looga faa’ideysan karo.
Waa warshaddii ugu horreysay ee Nooceeda ah oo laga furo Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Soomaalida maanta waxaad tihiin dhilooyin is urursaday oo la waso oo hadana dhakha
koonfureey weligin waxba noqon maysan intaad somaliland horumarkeeda ka xun tihiin, adeer somalidamaantana waxaan u sheegayaa war baahintii idinka afka dheerayd sida BBC ayaa ku daashay ee idinkana waydin idin eegin