Waxaa la aqristay: 428 Jeer.
(WARBIXIN). Siyaasiyiinta Puntland oo maanta ku jira kala carar iyo Madaxweyne Faroole oo amray in Mucaaradka laga buuxiyo Xabsiyadda.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Bosaso ayaa sheegaya in Maamulka Faroole uu amar ku bixiyay in Ciidamo dheeri ah loo diro Magaaladda Bosaso
Wararka ayaa sheegaya in iminka Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland ay kasoo baxeen Ciidamo fara badan oo ku hubeysan Gawaari iyo Hub badan kuwaasoo la sheegay inay gaarayan illa iyo 18-Gaari
Gawaarida iminka kasoo baxay Magaaladda Garowe ayaa la sheegaya inay baadi goob ugu Jiraan Dhowr iyo toban Siyaasiyiin oo la sheegay inay kasoo horjeedan amaanka Puntland,Amarka lagu xirxiraayo Siyaasiyiinta ka horjeeda Maamulka Faroole ayaa ah mid dhawaan kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland C/raxman Faroole iyo Taliyaga guud ee Ciidamada
Ciidamada loo diray Bosaso ayaa sidoo kale lagu sheegay Tiradooda inay gaareyso 300-Boqol kuwaasoo ku hubeysan Hub aan horay looga baran Ciidamada Puntland.
Si kastaba ha ahaatee Siyaasiyiinta kasoo horjeeda Maamulka Faroole ayaa lagu soo waramaaya in iminka ay isaga carareen Hooygooda iyaga oo aan la garaneynin halka ay ku dhuumaleysanaayan waxaana Jira Baaritaano Ciidamada ay ka sameynaayan Hooyga Siyaasiyiinta.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

When I first saw this title (WARBIXIN). Siyaasiyiinta Puntland oo maanta ku jira kala carar iyo Madaxweyne Faroole oo amray in Mucaaradka laga buuxiyo Xabsiyadda. | Warar Xaqiiqo ah on google I just whent and bookmark it. Real excellent info can be found on website . “Compassion for myself is the most powerful healer of them all.” by Theodore Isaac Rubin.
Waa run shaki miyaa kaga jira Qoodhan Moha guryahooda ayee ka carareen anaga ayaa Gaalkacyo joogna na weydii Dee
Wa run warkas wa jira ida cadaha odhan a hadal haya xil xaran lagama naxe ala xayubiya sida maska uxubsibto kale
Nacalad idinku dhacdaye beenta joojiya ma waxad qortaan baad weydeen garacyahay
moha sxb wa runta ayda been bay shegayaan