HALKAN KA RAADSO YOUTUBE AMA HEESO


Waxaa la daabacay: Sunday, January 6, 2013 - 07:33:28
Waxaa la aqristay: 704 Jeer.

War lagu farxo : Chelsea oo heshiiska ukordhineysa Lampard

Waxaa Qoray:

lampard okok
Taageerayasha kooxda Chelsea ayaa soo dhoweyay hadal saakay Ka soo yeeray madaxda kooxda The Blues oo ahaa in ay heshiiska ukordhin doonaan laacibka England Frank Lampard.

Jariiradaha Daily Mail iyo The People ayaa labaduba daabacay saakay in Chelsea ay heshiiska ukordhin doonto 34 jirkaan .

Inkastoo aan la ogeyn sanadaha loo kordhin doono inta ay gaarsiisan yihiin hadana warbixintan oo laga soo xigtay ilo ku dhow dhow kooxda ayaa sheegaysa in milkiile Roman Abramovich uu diyaar uyahay in uu ninkaan wada hadal la furo .

Frank ayaa lagayaba in heshiiskiisa cusub uu saameeyo mushaarkiisa oo hada ah £150,000-,waxaana macquul ah in la dhimo.

Taageerayasha Chelsea ayaa xalay soo qortay hal ku dhigyo ay ka mid yihiin heshiis halaga saxiixo Lampard.

Tababare Rafa Benitez ayaa sheegay ciyaartii xalay kadib in koooxdiisa ay wali ubaahan tahay Lampard .

Fakarkaaga ka dhiibo

SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN

SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

4 Comments for “War lagu farxo : Chelsea oo heshiiska ukordhineysa Lampard”

  1. Malaay

    Asc…war lagu warxo lee iga dhex qofka maqaalkaan qoray ayay farxad gooni u tahay waxaan waa ganacsi laakin taageera yaasha ayaa ku dhib qabo oo dhiiga isku kiciyo,markey kooxda iska ii bineyso ciyaartooy ama ay soo iib saneyso cidna la tashato taageereyaasha sidaa darted sxbyaal xanaaq iyo hurdo la’aan yaysen nigu dhicin.!!!!

  2. shiqalow

    Viiiva super frank lambard waa halyeeey ku culus tagerayaasha nadiga chelsea viiiva the blues

  3. samiir dhiblaawe

    yeeds alx siya siya ayaba idknka wayee viva super jomas frank lampard viva tagerayasha all blues

  4. garyaqan

    2 year hala siiyo hal yeeyga

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale