1: Wednesday, January 2, 2013 - 16:31:18
2: 439 Jeer.

Wakiilka Frank Lampard oo gaaray xarunta kooxda Inter Milan

Waxaa Qoray:

Lampard
Wakiilka ciyaariyahanka Frank Lampard ayaa lagu soo waramaya in ay dalab gaarsiiyeen kooxda Inter Milan si uu ugu ciyaaro laacibkan.

Lampard ayaa qandaraaskiisa uu dhici doonaa bisha June mana rajeynaayo in ay heshiiska ay u kordhin doontaa koxdiisa Chelsea.

Gazzetta dello Sport aya ku warameysa in wakiilka xidigaan uu ku suganyahay kooxda Inter Milan si laacibkan uu ugu dhaqaaqo Italy.

Inter ayaa diyaar u ah in ay waaya arag Chelsea siiso heshiis dhan sadex sano.

FAKARKAAGA DHIIBO ADIGOO ISTICMAALAYA FACEBOOK, YAHOO, HOTMAIL AMA AOL

KU LAABO BOGGA HORE OO RIIX HALKAN

BOGGA CIYAARAHA KALIYA RIIX HALKAN

LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨

Comments are closed

¨
















Log in | Designed by Jimcale