Waxaa la aqristay: 238 Jeer.
Wafdi uu Hoggaaminaayo Raisul wasaare ku xigeenka Turkiga oo maanta la filaayo inay Muqdisho soo gaaran.
Waxaa Qoray: Naciimo M. Abdi
Raisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bekir Bozdag iyo wasiirka horumarinta ee dalkaas Cevdet Yilmaz ayaa lagu wadaa inay Maanta ka soo dagaan Garoonka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho
Socdaalka Wafdiga ayaa noqonaaya Mid ay ku koontoroola Xarumaha Dowladda Turkiga sida Hay’addaha iyo Goobaha Caafimaadka waxa uuna sheegay Mr Bekir Bozdag in uu booqan doono Saldhigyada Ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM
Sidoo kale Socdaalka Raisul wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa waxaa ku wehlinaayo Wasiirka horumarinta ee dalkaasi Cevdet Yilmaz, isaga oona la filaayo inuu indha indheyn doono Xarumaha Muhiimka ah ee Xukuumadda islamarkaana Kulamo la qaadan doono Masuuliyiinta Xukuumadda Somalia
Si kastaba ha ahaatee Booqashada Wafdiga ee la filaayo inay dhawaan soo gaaran Magaaladda Muqdisho ayaa ah mid bar-bar socda Booqashooyin Mudooyinkaani ay Magaaladda Muqdisho ku imaanayen Madax ka socta Caalamka kuwaasoo qaar kood dhaqaale ugu deeqay Xukuumadda Somalia si loo sarakiciyo Howlaha Xukuumadda ay kawada Gudaha Dalka.
Fakarkaaga ka dhiibo
SI AAD UGU LAABATO BOGGA HORE RIIX HALKAN
SI AAD U AQRISATO CIYAARO OO KALIYA RIIX HALKAN
LIKE DHEH SI AAD U HESHO AQBAARO DHEERI AH¨










kuma iloobi doono turkiga somaaliyana kuma iloobi dooonto waxaan ka codsanaa dawlada somaliya iyo maamulka gobolka banaadir inaad dhistaan taalo lagu xasuusto dalka turkiga oo uu ku sawiran yahay calankoodo